X

C/raxmaan Ciro oo ku qarxiyay Muuse Biixi: Shaanidu na cabsi gelin mayso

Berbera wax ka dhaca mooyee wax ku kordha ma arag 25 sanno waa hadalkii musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro oo ku qarxiyay Muuse Biixi sheegayna in shaanidu cabsi gelinayn xisbiga.



C/raxmaan Ciro ayaa sheegay inuu dhamaan dib u eegi doonaan heshiisyadii uu galay Siilaanyo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.