November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cali Warancade oo dhalintii lagu xidhay Madheera dib ugu soo celiyay caasimada Awdal+MUUQAAL

WP_20141227_007Boorama 27 Dec 2014–Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland ayaa dhalinyar ay hore ugu xidheen xabsiga Madheera dib ugu soo celiyay waalidiintooda tan ayaa dad badan u arkaan xodxodasho waalidiintii caruurtooda lagu xidhay xabsi ka fog magaaladii ay ku dhasheen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS