X

Cali Warancade oo ku hanjabay arin aanu fulin karin: nimanka xisbiyada ee na aqoonsan waaya cashar ayaan baraynaa

Hargeysa–Iyadoo ay dhamaatay mudadii la doortey Siilaanyo iyo xisbigiisa ayaa waxa jira dood ah maamul maka jiraa Haregesya waana ta keentay in Cali Warancade yiraa kuwa sidaas leh waxaan baraynaa cashar ayna ilaabin. Wuxuu ku hanjabay in bari doono waxa dawladnimadu tahay. Cali ayaa lagu yaqaan ka cabsiinta dadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.