X

Saylici ayaa isna codsi u direy xisbiyada in ay aqoonsadaan maamulka waqtigiisii dhacay: ARAG

Hargeysa–C/raxmaan Saylici ayaa isna dhankiisa ka hadlay aqoonsi la’aanta haysata maamulka Hargeysa iyadoo mudadii ay dhacday hadana aanu ka jirin Hargeysa maamul la aqoonsan yahay oo laggu heshiiyay. Saylici ayaa lagu xantaa in xilliyada ay ismari waayaan beesha dhexe uu isagu soo fadhiisto xaga hore hadana la diido xalka uu keeno.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.