08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Warancade oo kulan la yeeshay salaadiin ka mida gobolada Awdal iyo naga qabta kacdoonka+MUUQAAL

WP_20141228_004Boorama 28 Dec 2014–Cali Warancade oo shalay keenay dhalinyaro Siilaanyo ku xidhay Madheera ayaa kulan la qaatay qaar ka mida salaadiinta Awdal magaalada Boorama halkaas oo uu u sheegay inay kacdoonka haiyaan ugan sheekeeyay sheeko gabowday oo ah waxa weerar inagu ah dad aan jeclayn nabadeena.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS