06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Warancade oo war beeniyay Xasan Sheekhna ku sheegay nin uu ogyahay diinta uu haysto

Wasiirka arimaha gudaha Maamulka Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in ay arin laga been abuurtay ay tahay in soomaaliland ay codsatay in xafiis laga qaato baasaboorada laga furo magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulkasi. Wuxuu sheegay in uu ogyahay diinta Xasan Sheekh haysto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS