30/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Laba wajiileyn ku qaraxdey Somaliland iyo warqad ay u direen wasaarada socdaalka dawlada dhexe: CADAYN

Waxa soo baxdey warqad uu qorey wasiirka ka cabsiiya caruurta Hargeysa iyo Burco una sheega in ay go,een, warqadaas oo uu u qorey wasaarada socdaalka ee dawlada dhexe ee Somaliya kana codsaday in loo furo xafiis socdaaleed lasgana furo Hargeysa. Xafiiskaas oo shaqo abuuur u samaynaya dadka Hargeysa ku nool.

MAQAL beentii daraad ee Cali Warancade.

image-795f4303422b8c0f08337001b6e3101524d5fba01d1088b6bb1510224e85ad27-V[1]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS