X

Carab ay naag ugu dhexdhacday isagoo mirqaansan maxaase kala qabsaday” alahaa alle ma yahay”+MUUQAAL

Qosolkii ugu badnaa ayaa laga sii daayay telefishanka MBC ee Sucuudigu leeyahay kadib markii nin caraba oo mirqaansan qofna sugaya ay naagi gaadhiga ugu dhex dhacday. Carabta khaliijka ayaan dumarka u ogolayn wax xuquuqa waxayna gaareen heer ayna u ogolaan in ay kaxeeyaan gawaadhida sida Sucuudiga wuxuna ninkani ka yaabay naagta gaadhiga u soo fuushay.

ARAABINEWS.COM

 

 

admin:

This website uses cookies.