X

Caruur uu soo ritey shuban biyoodka oo laga waramay

Isbitaal ku yaal magaalada Gaalkacayo ayaa la keenay caruur uu soo ritey shuban biyoodka. Waxana ka waramay dhaqaatiirta isbitaalka xaalada ay ku sugan yihiin caruurtan oo ay la socdaan hooyooyinkii dhaley.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.