Saturday, February 4th, 2023
header










Meta







Caruurta la gaalaynayo oo ku soo batay Koofurta dalka

Waxaad is weydiinaysaa maxaa Koofurta dalka loogu arkay caruur yar yar oo Somali ah oo macatabka gaalada loo geliyay yaase loo malaynayaa inay waxaan ka dambeeyaan. ”Inta inaga laynagu mashquuliyay qabiil iyo qashin ayaa hooyooyinkeen iyo caruurta aan dhalnay loo daatay ayuu qabaa Cali Calasow.



Caruurta la gaaleeyo waxay soo bateen kadib burburka dalka xilligaas oo Somali badan u qaxeen Kiiniya ayna halkaas raashin ku qaybin jireen hay’ado gaalo ah haddase hay’adahaas gaalada oo Maraykan u badan waxay soo galeen gudaha dalka.

Goobaha ay ka adeegtaan ayaa waxa ka mida Muqdisho iyo deegaanaad ay dadku barokaceen sida Baydhabo iyo kuwa kale ee yaala xadka dalka. ”Haddii aan loo gurmad dadkaas waxay halis ugu jiraan in dalkooda dhexdooda lagu gaalaysiiyo.



”Inta badan waxa loo maraa raashinka iyo waxopgaa lacaga iyo weliba dhinaca caafimaadka oo laga caawiyo kadibna loo hoos geliyo laguna yiraa hadaad sidaan qaadataan wax ka badan ayaad helaysaan ayuu yiri Cali Calasow.

”Waxaas dhan waa maamul xumada iyo hogaan xumada ka jirta dalka ayuu raaciyay Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Madaxweynaha Awdalstate oo ka hadlay Sool iyo xasuuqa 4-ta Feebarweri

February, 4, 2023
Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye ayaa ka hadlay xasuuqii ...

Xasaasi: wararkii u dambeeyay ee SSC iyo siyaasada ku gadaaman

February, 3, 2023
Waa barnaamij gaara oo ay si wadajira inoogu ...

Maraykanka waxaan leenahay farahaaga wasakhda ah kala bax Turkiga

February, 2, 2023

Kooxda Xalane oo Xasan Culusow amartey inuu dib u soo celiyo

January, 28, 2023
Kooxda dhiigmiiratada ee Xalane fadhida ayaa amartey Xasan ...

Kacdoonka weyn ee soo socda qayb ka noqda

January, 24, 2023
Waa warbixin kooban oo saxafiga da'da yar ee ...

Dhacdooyinka

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...

Hadalka Ruushka ee gantaalka waan ku qancay: Dayib Erduqaan

November, 16, 2022
Madaxweynaha Turkiga oo dalkiisu yahay awooda labaad ee ...