Dhacdo naxdin badan ugubna ah ayaa ka dhacdey duleedka Kismaayo halkaas oo deegaanka Goobweyn ay gabadh ku sumeysay ayeydeed oo...
Arimaha bulshada
Haweenay Marookaana ayaa jacaylkeeda ku dishey Imaaraadka waxase ka daran waxa kadib ay samaysay. Haweenaydan oo da'deedu tahay sodomeedyadii ayaa...
Dhacdada wiil Balcad ugu dhintey moobil dartii. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in wiil dhalinyaro in wabigu liqay kadib markii...
Nin ayaa gabadh ka doontay Aabaheed, Aaabihii wuxuu weydiistay 100 halaad, Ninkii gabadha soo doontay xoolo iyo xandho wuxuu ka...
Mursal Muuse ayaa hees dardaarana soo saaray lana baxdey RASMI. Rajo uunbaan ku noolee run miyaanad ii hayn. Rasmi u...
Caruusad aan rabin in laga qurxoonaado arooskeeda oo walaalaheed u qayishey ama ku khiyaamaysay sharoobooyin laysku naaxiyo ama keena cayil...
Waligaa malaguu eryay dhererkaaga, waa arin ku dhacdey gabadh Turki ah oo hadda seexata isbitaal hortiis. Gabadhan oo lagu magacaabo...
Barnamijka Sooyaal oo xiisa gaara leh waxa daadihinaya suxufiga Faysal Abroone. Waxa doorkan uu ku lafogurayaa waxyaabo badan oo aad...
Afar Gabdhood oo baalashle ah oo aan la sheekeystey. Waa afar Gabdhood oo da’doodu ay aad isugu dhow dahay waxaa Go’aansadey...
Dhacdadii ugu naxdinta badneeyd ayaa ka dhacdey Muqdisho kadib markii nin si haybsooca awgeed rag iyo haween iswata ugu dileen...
Nin qurbaha ka yimi oo gabadh loo dhisey Muqdisho ku diley. Gabadha ninkaan diley ayaa lagu magacaabi jirey Madiino Taajir...
Laba gabdhood oo walaalo ah ayaa Puntland ugu dhintey gudniin lagula kacay jirkooda. Labadaan gabdhood oo da'dooda lagu kala sheegay...
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya boqor Aadan Maxamud Aadan iyo boqorada Hibo Cumar C/llaahi (Hibo nuura) oo meherkoodu ka...
Sirta ka dambeysa naag ninkeeda ku sheegtay khaniis kadib markey isasoo dhiogtey baraha bulshada ayaa dibedda u soo baxdey. Cod...
Gabadh Jaarso ah oo aan waxba qarin ayaa jawaab kulul siisay gabdho deyn waayay yaa Daaroodaay markastana ku halqabsada Oromo...
Yurub Geenyo oo been laga sheegay kana hadashay dad ku shaqaysta magaceeda. Waxa baraha bulshada ka buuxa dad nolosha ka...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya geerida naxdinleh ee ku timi...
Raawa Altaweli weli ma rumeysna inay Sucuudiga gaari ku kaxaynayso. Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa farxada haweenay xaasley ah oo...
Qayb kale oo xiise leh filimka Jugjug meeshaada joog. Kamaal oo Faynuus u guurisay hadana ka hinaastey markii dambe. Si...
Kala Haab ayaa meel xiise leh maraya. Faadumiina oo tababar siisay Farax Kaftan si loo furto. Dhinaca maxay ku dhamaatey...
Qayb kale oo xiise leh taxanaha Kala Haab iyo Fadumiina oo ilaalis ku jirta. Makala bixi doonaan Faarax Murtiile iyo...
Taxanaha Kala haab ayaa la kala hayaa Nasteexo Indho iyo Faadumiina. Fadumiina ayaa ka hinaasan Nasteexo indho oo markale ugu...
Qayb kale oo xiise leh taxanaha Jug Jug meeshaada joog. Ilhaan Xarago oo loo sheegayo in la sixrey waxase laga...
Taxanaha Kala Haab ayaa laysku dhegan yahay. Fadumiina iyo Faarax Murtiile oo maqaaxidii u wada feer iyo laad iyo macaamiil...
Jugjug meeshaada joog waa filim cusub oo laysku dhegan yahay. Waxa matalaya jilayaal aad ku taqaanaan jilida. Gaariga idaba socda...
Taxanaha gaaban ee Kala Haab ayaa Faarax Murtiile lumey. Filimkan gaaban oo Faarax Murtiile kaabaha ka yahay ayuu ku matalayaa...
Taxanaha gaaban ee Kala Haab qaybtiisa labaad ayaa xiise gaara leh. QAybtan ayaa Faarax Murtiile waxa qaati ka joogsatey Nasteexo...
Nin aan Muslim ahayn ayaa Muslimiin masaajid u dhisay. Ninkan oo lagu magacaabo Saji Sheriyan ayaa ku nool dalkaasi iskutaga Imaaraadka...
Taxanaha Sinji Quursi ayaa meel xasaasiya maraya. Xaawo Kiin oo war xun u dhibtey jacaylo isa sugaya iyo ayadoo ku...
Filimka taxanaha ee Quursi Sinji iyo qaybtiisii 6 oo xiise gaara leh. Waxa matalaaya jilayaal kuwasd ugu jeclaydeen oo at...