Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Raawa Altaweli weli ma rumeysna inay Sucuudiga gaari ku kaxaynayso

Raawa Altaweli weli ma rumeysna inay Sucuudiga gaari ku kaxaynayso. Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa farxada haweenay xaasley ah oo markii ugu horeysay gaari shidhka hore u fadhida oo rumeysan la inay iyadu wado.




”Weligey kursigeygu wuxuu ahaa xagga dambe kumana fikirin inaan noqon doono wade gaari maantase wey dhacdey waxkastana mar uun bey isbedelaan ayay tiri Raawa Altaweli.

Waqti hore ayaan kacay maanta oo aan caadi ahayn, niyadeydu way kacsanayn si ficana uma seexan. Waxaa fadhiyaa kursiga gaariga laga wado waxaanan ahay wade mana ihi la wade, waxaanan ku socdaa shaqadii waa hadalkii Raawa.




Ma rumeyni inaan Jiddah keligey wadada saaranahay weliba afku ii xirneyn aanan xiranahay dhar anigu jeclahay oo aan ahayn cabaayad madow.

Waxa i ag fadhiya aabahay oo isaga laftiisu ila qaba farxada niyadana ii dhisaya. Waxaan wadada ku soo maray booliis laakiin baqdin iguma jirto in la i joojiyo waayo waxaan leehay laysan waxaanan ku socdaa sharci.




Waxaan joogsaday goob bunka laga cabo waxaanan noqdey qofkii ugu horeeyay ee haweena ee ninka iska leh goobtani uu bun ka gado.

Dareenka Raawa ayaa waxa la qaba haween badan oo xoriyad aan diintoodu ka qaadin hadda dib u helay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...