Maxaa halmar bedelay Woqooyiga Kuuriya oo meel saartey Trump iyo awoodiisa uu ku faano ee dhaqaale iyo milatari asagoo ku...
Faalooyinka
Himilada Awdal waa dekeda Lughaya, wadada Boorama-Saylac iyo garoon diyaaradeed. Xamdi mahad mar hadii bulshada reer Awdal ku herdamayaan wax...
Waxa shalay magaalada Hargeysa Ku geeriyooday fanaanadii caanka ahayd ee Sahra Axmed Jaamac oo taariikhda fankeedu aad u dheeraa. Sahra...
Fursad noocee ah ayuu haystaa RW cusub ee Itoobiya Cabiya Axmed oo ka soo jeeda qoomiyada ugu badan Itoobiya ee...
Maxaa ka dhigey heshiiska Berbera mid aan u cuntamin dadka deegaanka ama gobolka. Waa su'aal dad badani is waydiinayaan waxaanan...
Aqoonyahanada Somalida Koofur iyo Woqooyi ayaa walaac ka muujiyay hadal ka yimi Dubay gaar ahaan ninka haysta shirkada dekedaha ee...
Hooyo baahida dhaqaale ee Ku xeerani ku kaliftay inay iibiso caanaha naaskeeda. Hooyo dhallinyaro ah oo u dhalatay Dalkaasi Shiinaha...
Dalka Masar ayaa ah dal leh xaddaarado aad u tiro badan oo qadiimi ah waxaana maalin walba la helaa dhismayaal...
Sucuudiga oo dumarkiisa u ogoleyn gaari kaxaynta ayaa yeeshay feedhyahanad aad u da'yar oo ka qayb gasha tartanada aduunka qaar. Gabafhan...
Wixii Aad Shalay Siilaanyo Iyo Habarjeclo Kula Yaabanayd Adaaba Kadaray Muusow Oo Xafadiini U Kiilay. Shalay Siilaanyo waxaad kula yaabanayd...
Guul ma ku dhamaadey safarkii madaxweynaha ee gobolada Puntland iyo Galmudug. Socdaalkan oo qaatey 17 cisho ayaa laysku raacay inuu...
Dal walba waxaa dhisa bulshadiisa, haweenkuna waa lafdhabarka bulshada, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare. Iyadoo ay sidaas...
Muuse Biixi ayaa ku qosley taageerayaashii reer Awdal ee isaga u xiiqey. Taageereyaashaas ayaa helin cadkii ay ka sugayeen ama wasiiro...
Reer Awdal intii raacsanayd Muuse Biixi oo cidla looga tagey Muuse Biixi inta wax laga siiyayna loo tuurey cad quudha....
Waxa aynu ka soo baxnay doorasho sidii ugu xumayd u qaybisay ummadda Somaliland. Beretankani waxa ka dhacay boob, sharci la baal-maray,...
Wadamada Muslimiintu jawaab maka bixin doonaan Trump oo Yuhuuda Al-Qudus u aqoonsanaya. Al-Qudus waa magaalada sadexaad ee ugu barakaysan aragtida...
Siyaasada qori isku dhiibka ah ee Somaliland reer Awdal xagay ka soo galaan. Waxa markale majaraha maamulka Somaliland gacanta u...
Marwalba waxan bogaadinayaa bulshada adal waayeel, wiil , hooyo iyo gabadh in ay ilaashadaan walaaltinimada wadaninimada diintoooda iyo wax wada...
Doorashada Muuse Biixi la siiyay ma burburkii Somaliland baa waa Falaqayntii kaftanka Siyaasada oo ay qaadaa dhigayaan Cali Xaraare iyo...
Saylac waa magaalo leh taariikh gabowday oo ilaa qarniyo hore la dagenaa, haatana waa magaalo madaxda gobolka Salal. Waxey dhacdaa...
Siyaasi Mustafe Martin ayaa ku baaqay in Somaliland la badbaadiyo. Kicitaan Qaran, Badbaado Qaran oo Degdega ayaan Ku dhawaaqay maanta oo...
Doorashadii maamulka Somaliland ayaa u dhacdey sidii dagaalkii SNM ee u dhexeeyay beelaha ISAAQ ee Garxajis iyo isbahaysiga Habarjeclo (HJ iyo Habarawal...
Magaca cusub ee loo bixiyay gudiga doorashada maamulka Somaliland. GUDIDA DOORASHADA EEN U BIXIYAY ”IF IYO AAKHIRO” WAXAY MUUSE U...
Doorashadii lagu shubtey Somaliland ayaa gudigii fashilmey beri ku dhawaaqayaan waxaadse is waydiin kartaa cida ay dani ugu jirto. Dadka badankiisa...
Gudiga doorashooyinka Somaliland ayaa lumiyay kalsoonidii lagu qabey dibse ma loo aamini karaa waa s'aasha dad badan is waydiinayaan kadib markii...
Ma khalad ayaa dhacay doorashada Somaliland mise horaa loo ogaa. Doorashadii ka dhacday usbuucan Somaliland waxa dadku filayeen inay noqoto...
Mustafa Martin iyo Cali Xaraare ayaa hore uga digey inqilaab doorasho oo Kulmiye ku kaco. Inkastoo natiijada rasmiga lagu dhawaaqin waxa...
RW Xasan Kheyre ayaa lagu eedaynayaa inuu hawshii wasaaradaha qaar la wareegay. Wasiiradan ayaa la sheegay inuu u arko kuwa aan...
Xisbiga Wadani ayaa guul ku socda doorashada Somaliland maxaase laga filayaa isbedelse ma keeni karaa. Doorashada maamulka Somaliland ayaa la...
Buuga xasuuqa argagixisada maxaa loo samayn waayay maxaase loo aarsan waayay. Kooxda gaalaynta Muslimiinta ayaa dhiiga dadkeena qubeysa habeen iyo...