Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ujeedada dhismaheedu ahaa in lagu burburiyo Saylac, waxase Jira rag taariikhdu ahayd...
Faalooyinka
Miltariga Ruushka ayaa ka digey in Yukraynta Maraykanku wato ay madaafiic ku soo tuureen aaga warshada ugu weyn Yurub ee...
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii iyo dilkii iyo weliba isku dirka labada qoomiyadood ee walaalaha ee Oromada...
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu u ahaa hortiisa ka yiri siyaasad ayna Somaliya haba yaraatee wax shaqo...
Waa faalo gunta u galaysa goblanka siyaasadeed ee ku hsbsaday qowmiyada Samaroon oo taariikhda ummada Somaliyeed kaalin weyn kaga jirtey....
Dhiigmiiratada shabaab ee xalaashatey dhiiga muslimiinta ayaa weerar aan gabasho lahayn ku qaaday deegaano hoostaga Somali galbeed, halkaas oo ay...
Waxa farah ka sii baxay amniga magaalada Muqdisho intii uu maamulka la wareegay Xasan Culusow sirdoona uu ka dhigtey Mahad...
Waxa warbaahinta Xasan Culusow oo shalay ku fashilantey inay xitaa ka waranto safarkiisa. baahisay Xasan oo iska oohisiinaya laakiin waxa...
Mashruucyada kooxda Xalane ka fushanayso horgale Xasan Culusow (Xasan Beenlow) ayaa lagu bilaabay abaarta waxana la faray inuu magacaabo ergay...
Fowdadii uu ka dambeeyay horjooge Siciid Deni waa mid la filaayay laakiin lama filayn inuu munaafafaq xun kula dhaqmo dadka...
Kadib intii ay ku guulaysteen inay madaxweynihii hore booska ka tuureen waxa kooxda Xalane si niyada hadda dib u bilowday...
Waxa madaxweyne Farmaajo inoo sheegay inuu fadhiid Xasan Culusow ku wareejiyay ciidan baaxadleh oo gaaray 5000 maantana uu indhaha ka...
Safiirka Somaliya u fadhiya Kiiniya danjire Tarsan ayaa ka baxay madal madaxweynaha Kiiniya ku casuumay safiirada caalamka laakiin uu ku...
Kadib waraysi uu bixiyay laandheere Fahad Yaasiin ayaa wuxuu si cad u sheegay in gabadha la siyaasadeeyay ee Ikraan Tahliil...
Taywaan ayaa sheegtay inay maamulka Somalilaan ku joogto qorshe ay isla ogyihiin Maraykanka oo la rabo in gobolka laga dhigto...
Waxa durtaba la saadaalinayaa in maamulka Xasan Culusow oo la filayo inuu usbuuca dambe soo magacaabo raiisal wasaare aanu meel...
Waxa si xawliya ku socota ololaha mahadsanid madaxweyne oo shacabku u garteen inay madaxweyne Farmaajo u dhisaan guri iyagu ay...
Doorashadii madaxweynaha Somaliya marka laga yimaado ummada Somaliyeed oo meelwalba u soo jeeday, waxay iyana soo jeed badan ku reebtay...
Kooxda Xalane ayaa dabaaldegii ugu weynaa dhigatey Axadii ina soo dhaaftey xilligaas oo xildhibaanadii ay biilka siiyeen ugu shubeen horgale...
Horgale Xasan Sheekh ayaa Imaaradka ku wareejay lacagtii ay rabeen inay dalka ku qasaan. Safiirka Imaaraadka oo aad u qoslaya...
Waxa 214 xildhibaan oo shaah qaatay qaarna qabyaalad u bukaan ay xukunka saareen fadhiid Xasan Culusow oo dalkan hore u...
Tan iyo maalintii uu xukunka la wareegay waa madaxweynaha keliya ee lagu bilaabay weerar dhinacyo badana, ilaa Kiiniya markii dambe...
Halka Somalida badankeedu doorteen madaxweyne Farmaajo oo u diyaara inuu dalkan kala dagaalamo in cadowgu ku sii faafo dibna u...
Maraykanku wuxuu dagaal dadban kula jiraa Ruushka wuxuuna Yukrayn siiyaa hub ayna isku difaaci karin laakiin fulaynimo ku dhifo oo...
Wararka aanu ka helayno xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxdaasi oo sheegata magaca ''beesha caalamka'' ay qorshaynayaan...
Carabta sida Sacuudiga iyo Imaaraadka iyagu waxay bilaabeen inay lacag nagu iibsadaan 2018 markii ay is hayeen Qadar, waase diiday...
Kooxda Xalane ayaa welli diidan in xildhibaanada gobolka Gedo ka qayb qaataan doorashada madaxweynaha kadib markii loo diidey inay ka...
Waxa loo balansan yahay in doorashada madaxweynaha ay dhacdo 15-ka bishan oo ah maalin Axada. Ilaa hadda go'aan gudoonka cusub...
Waxa niyad-jab xoogan ku dhacay kooxda Xalane iyo kooxda Sahan ee ka shaqeeya sidii Somaliya ayna weligeed u helin dawlad...
Waxa beri oo Arbaca ah la filayaa in maxkamada sare ay go'aan ka gaarto kursiga ay haystaan kooxda Xalane ee...