Saynab Maxamuud Wacays waa xaaskii Prof Cumar Cusmaan Raabi oo ifafalihii RABI u aqbalay ila hadda arkayo. Waxay qaybtan hore...
Maxaa cusub
Kadib markii Faynuus soo xaday faylasha guriga ee C/raxmaan Roomiyo ayaa dib looga soo qaatey xalqadii hore. Hadda waxay galeen...
Waxa dalkaasi Turkiga jooga ciidan tirsan booliiska Somaliya oo tababar lagu siinayo. Turkiga ayaa raba inuu Somaliya u tababaro ciidan...
Waxa magaalada Heeg ee dalkaasi Holland ku kulmaya madax Ka Kala socota Kiiniya iyo Somali lana xiriira badda Somaliya ee...
Waxa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal soo gaaray wefti uu hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Harawa ee ismaamulka dawlada Somali galbeed....
Suldaanka Siilaanyo Buurmadow ayaa raaligelin siiyay madaxweynaha Jabuuti oo kooxda Faysal Waraabe iyo xildhibaano Isaaqa u Kala tiriyeen kuna baaqeen...
Nabadoon Kismaayo ka caan ahaa oo baryahan lagu daawaynaayay Muqdisho ayaa u geeriyooday dhaawac soo gaaray. Maleeshiyada Axmed Madoobe oo...
Qaylo-dhaan ayaa Ka soo yeeraysa Somali naftood haligeyaala oo Liibiya ku jira Xero lagu gumeysto. Somalida ayaa loo sheegay inay...
Waxa ciidasnka nabadsugida ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan askari gacan ku dhiigle oo diley qof shacaba kadibna geesinimadi uu...
Xildhibaan lagu yaqaano deg deg inta badana u hadla sida Faysal Waraabe ayaa u jawaabay wakiilka Jabuuti u fadhiya Hargeysa...
Wararka laga helayo gobolka Awdal ayaa sheegaya in roob xoogweynaa oo maalmahanba ka da'aayay gobolka uu gaystey khasaare. Dhinaca degmada...
Dawlada Shiinaha oo u dabaaldegaysa 70-tan guuradii ka soo wareegtay kacaankii 1949 oo lagu aasaaasay Shiinaha ayna dhalatey dawlad hantiwadaaga...
Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo Somaliya kaga soo haray hog weli ay ka soo bixi la'dahay ayaa samaystey hal...
Wakiilka Jabuuti u fadhiya Hargeysa ayaa u dulqaadan waayay cay had iyo jeer uu Faysal Waraabe oo I maqlaay ah...
Somaliya waxay u baahan tahay kacdoon cusub oo aan hore loo arag si dalku u hanto qaranimadiisa iyo dadnimadiisa. Dalka...
Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan maamulka Somaliland aadna ugu dheertahay kala fogeynta Somalidu ayaa eed buga u jeediyay wasiirka caafimaadka...
Yugaandha oo ku naaxdey dagaalka argagixisada ee Koofurta dalka ayaa hoosta uga xadhko xidhatey inay ka shaqayso sidii dalku weligii...
Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa hawlgal miino baaris oo ay ka fuliyeen wadada isku xirta Degmada Awdheegle iyo deegaanka Bariire ee...
Argagixisada shabaab ayaa meyd badan uga badan uga tagey garoonkii hore ee ciidanka cirka ee Balidoogle oo Muqdisho u jira...
Ciidanka Yaman ee gar wadeenka ka yihiin Xuutiyiinta iyo ciidamada Cali Cabdalle Saalax ayaa jab weyn gaarsiiyay wahaabiyada Yuhuuda dabada...
Jabuuti maxay ahayd side lagu degay yaa deganaa. Sidee gumeystuhu u kala qaybiyay dadkii deganaa. Yaa dibedda loo tuurey oo...
Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa ansixiyay xubno cusub oo ku soo biirey oo gaaraya ilaa sideed. Waxa kale oo...
Nin muddo dheer ilaalo u ahaa boqorkii hore ee Sucuudiga Cabdulah iyo midkan hadda ee boqor Salmaan ee gacantiisa ku...
Maxkamad Muuse Biixi leeyahay oo Ka furan Hargeysa ayaa xukunka lagu sii adkeeyay weriye C/maalik Coldoon oo halka welli aan...
Dawlada Somaliya ayaa dib u fasaxdey duulimaayadii tegi jirey Kismaayo kadib codsi laga maarmi wayay oo ka yimi shacabka ku...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaya magaalada Najraan ee Koofurta Sucuudiga halkaas oo ciidanka Yaman ee ay hogaanka u hayaan...
Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oomlagu casuimay shirka golaha dhexe ee cisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa sheegay in magaca Somaliland...
Somaliya waa dal taajira laakiin Ka fakhri ah dhinaca hogaaminta. Waxaan Ka mid ahay taageereyaasha dawlada hadda jirta waxaanse qaadan...
Faarax Macalin oo hore u ahaan jirey afhayeenka barlamaanka Kiiniya ayaa sheegay in Somalida lacagta leh ayna maal-gashan doonin Kiiniya....
Diyaaradii sidey raiisal wasaaraha Bakistaan ee Ka soo duushey xarunta qaramada midoobey ayaa samaysay dib u laabasho afar saacadood kadib...