Shalay ayay ahayd markii maxkamad ku taal Butlaan ay dil toogasho ah ku xukuntey askari lagu eedeeyay inuu fududeeyay dilka...
Maxaa cusub
Waa qaybtii labaad barnaamijka xiisaha leh ee Dawan ee inta badan lagu lafoguro arimaha u muhiimka ah bulshada sida dhaqaalaha...
Waxa magaalada hoyga waxbarashada Somaliya ee Boorama laga furey bandhiga buugaagta markii ugu horeysay inkastoo ay jireen bandhigyo yaryar markanse...
Horjoogaha Somaliland Muuse Biixi ayaa markale sameeyay shaandheyn hoose oo inta badan ay ku yimaadeen masuuliyiin diidey in qoyska Muuse...
Gudoomiye xigeenka barlamaanka maamulka Somaliland Axmed Yaasiin sh Cali Ayaanle ayaa hadal madhan ula yimi reer Awdal. Wuxuu qirtey inuu...
Korneyl Caare oo dagaal dulmidiida kula jirta Muuse Biixi ayaa waraysi ku sheegay in ciidankiisu meelkasta joogaan. Waxa dagaalamaya waxay...
Saraakiisha ciidanka maamulka Butlaan ayaa saxaafada tusey walxaha qarxa iyo ragii diyaarinaayay oo lagu soo qabtey xaafada Buuraha ee degmada...
Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqor C/fataax Faarax Suubane iyo boqorad Nimco Axmed Axmed oo meherkoodu ka dhacay...
Shalay ayay ahayd markii Muuse Biixi oo cadaadis haysto iyo C/raxmaan Ciro ka wada heshiiyaan sida doorashada loo qabanayo. Hadaba...
Gudoomiyihii hore ee degmada Boorama Maxamed Maydhane ayaa markan jeclaaday in daaqada siyaasada ka soo galo shaatiga cadaalada ee reer...
Musharax Maxamed Cali Yarow oo ka tagey Maraykanka kuna dhawaaqay inuu musharax u yahay kursi horjoogaha Kismaayo ayaa qarxiyay wuxuu...
Waxa saaka markale rasaas goos goosa laga maqlayaa deegaano ku xeeran Ceerigaabo oo weliba xiga dhinaca xeebta kadib markii ciidanka...
Horjoogaha maamulka Somaliland Muuse Biixi oo ka hadley dagaalkii ka dhacay gobolka Sanaag halkaas oo khasaare jirey labada dhibacba ayaa...
Horjoogaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa heshiis la qaaday hogaamiyaha xisbiga Wadani xilli jabhadda Dulmidiid ay soo gaareen duleedka Ceerigaabo....
Khamiistii ayay ahayd markii markale kooxda gaalaynta Muslimiinta ee shabaab ay xasuuq ka gaysteen xarunta dawlada hoose ee Xamar. Waxa...
Korneylka jabhadda Dulmi-diid Caare ayaa dagaal xoogan ku qaaday ciidanka maamulka Muuse Biixi ee ku sugan gobolka Sanaag soke gaar...
Qaar ka mida musharixiinta madaxtinimo ee maamulka Jubbaland ayaa wacad ku maray inay samaystaan guddi doorasho oo xalaala kadib markii...
Madaxweynaha Turkiga Dayib Erduqaan ayaa jawaab ku haboon siiyay Maraykanka oo diidan inuu kala furo gantaalaha casriga ah ee lidka...
Madaxweynaha Somaliya ayaa aad uga xanaaqay gaabiskii amni ee galaaftey xubnihii maamulka gobolka Banaadir. Dhiigmiiratada caadaystey dhiiga Muslimiinta ayaa ku...
Culimada Somaliyeed kuwooda dhinaca baraha bulshada ayaa had iyo jeer lagu canaantaa inay bustaha hoosta kaga jiraan oo ayna ka...
Waxa soo baxaya warar dheeraada sida haweenay la sheegay ama wax u eg ay ku gashay goob amnigeedu yahay meelaha...
Kadib xasuuqii kooxda gaalaynta Muslimiinta ay ka gaysatey xarunta dawlada hoose ee Xamar halkaana ku xasuuqdey ilaa 7 qof ayaa...
Naftii halige ayaa isku qarxiyay shir ay lahaayeen gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir oo uu hogaaminayay duqa magalada C/raxmaan Yariisow. Duqa...
Wasaarada arimaha gudaha ee Somaliya ayaa soo saartey warbixin ay ku sheegayso doorashada maamulka Jubba halkaas oo hadda,Axmed Madoobe soo...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa weeraray Muuse Biixi oo diidey inuu qabto doorashada goleyaasha. Wuxuu kaloo diidey inuu kala...
Horjoogaha Puntland Siciid Deni ayaa sii daayay culimo lagu aaminay dib u dhiska wado dhexmarta Boosaaso oo ay bixisay dawlada...
Raiisal wasaaraha dalkaasi fiqiirka ah ee Bakistaan ee aan lagu aamini Karin sirta dalka ayaa qarxiyay in sirdoonka dalkiisu soo...
Dawlada Somaliya ayaa sheegtay inay ku ganacsan tahay diidmada Qadar diidey inay wax shaqo ah ku leedahay warbixin uu qorey...
ðFanaanka Maxamed Bakaal Ciro ayaa Hargeysa loo sheegtay waxana fanaanja loo soo diret hanjabaad loogu sheegayo inuu ma baxo magaalada....
Wararka laga helayo degmada Jariiban oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku...