Taliyihii aaga-bariga ee Somaliland Gaashaanle Sare Doolaal ayaa maanta miiska saraakiisha lagu xidhay kadib hadal uu ka dhex yidhi shirkii...
Maxaa cusub
Qof kaste oo is yidhaaha wax qari, oo hadana afka boodhka soo marso, dafir oo waxad isku qarin kartaa ciiro,...
Xildhibaanada uga jira golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa ka baxay fadhi maanta uu yeelan lahaa ayaga oo diidan saamiga ay...
Jabhadda xoreynta Khaatumo ee uu hogaamiyo Faysal Falaalug ayaa markale weerartay saldhig booliis oo ku yaala magaalada Laascaanood. Wararka ayaa...
Maxkamad ku taal gobolka Banaadir ayaa nin Ingiriisa ku riday xukun ku haboon. Ninkan oo sidoo kalana haysta dhalashada Faransiiska...
Maayerka degmada Boorama oo reer Boorama ka filaayeen inuu taageero inay ISAAQ cadkooda ka goostaan ayaa Hargeysa ka sheegay in...
Siyaasiga Cali Gurey ayaa aad u cambaareeyay hadal ka soo yeeray afhayeenka Muuse Biixi ninka lagu magacaabo Maxamed Muuse Diiriye....
Maxkamada ciidanka qaranka ayaa dil toogasho ah ku fulisay laba argagixiso oo gaystey xasuuq aad u badan. Dhiigmiiratadan sharciga la...
Waxa laga yaabaa in aad la yaabtaan markaad aragteen cinwaanka kore laakiin waa dhacdooyin jira oo ka dhacay dalka Wahaabiyada...
Jabhadda xoreynta Khaatumo ayaa weerar ku qaaday xero askareed oo ku taal Laascaanood oo ay maamulaan Somaliland. Taliyaha booliiska ee...
Warka naxdinkeh ee ka soo imaanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in deegaanka Dhagax-dheer oo Burco aan ka fogeyn lagu diley...
Waxa maanta magaalada Jigjiga ka furmey shir lagu soo afjarayo colaada la abuurey ee u dhaxaysa Somalida iyo Oromada. Waxa...
Waxa maanta aas qaran oo si weyn looga soo qaybgalay Muqdisho loogu sameeyay shahiid C/raxmaan Yariisow oo argagixisadu isaga iyo...
Maamulka Somaliland ayaa dhawaan sii daayay dhalinyar Somali ah oo jasiirada ku naaxdey kaluunkeena ay soo qabatey kuna eedaysay burcad...
Waxa maanta la,sugayay in la keeno meydka shahiid C/raxmaan Yariisow laakiin dawlada Somaliya ayaa faahfaahin ka bixisay waxa daahiyay. Waxa...
Siyaasiga Mustafe Martin ayaa ku raacay hadalkii ka soo yeeray raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ee ahaa in hadda boqolkiiba...
Waxa maanta si buuxda amniga degmada Dhuusamareeb siiba goobta uu ka socda shirka dib u heshiisiinta iyo huud ahaan magaalada...
Amar ka soo baxay Maxamed Salmaan ayaa xoriyad kale oo haweenka Muslimka ah hore u haysteen lagu siisay haweenka Sucuudiga...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska Cabdiraxmaan...
Xuutiyiinta Yaman ayaa gantaalo ku dilay in ka badan 30 askari oo dhiboo ah oo Sucuudigu rabay inuu geliyo furinta...
Xagjir Taram oo siyaasada aduunku merl xun ka narayso ayaa telfoon u direy madaxweynaha Tuushka Valadhimerr Putin una sheegay in...
Maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa liqsiisay argagixiso Daacisha xukun ku haboon xasuuqyada uu ka gaystey magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho. Ninkan...
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa ku dhiiradey inuu dib u celiyo dhalashadii uu ka haystey dalkaasi Maraykanka mudada dheer. Farmaajo ayaa...
Allaha u naxariistee waxaa Kismayo ku geeriyooday Cisbitaal ku yaala Suldaan Cabdirashiid Muuse (Suldaan Dure) oo ka mid ahaa Madaxda...
Afhayeenka Muuse Biixi ee wasaaradiisa warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye ayaa uga gubtey hadalka soo yeeray raiisal wasaare xigeenka Qaranka Khadar...
Mashruuca shaqo qaran oo Muuse Biixi ka soo koobigareeyay Allaa yarxami madaxweynihii Somaliya ayaa ka mid ahaa mid uu ku...
Wasiirka arimaha dibeda ee Iiraan Maxamed Sariif ayaa sheegay in dalkiisu markasta diyaar u yahay inuu la hadlo jaarkiisa Sucuudiga...
Wasiirka dgaadiidka iyo duulista hawada ee dawlada dhexe Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa sheegay inuuna Kismaayo uga baaqan awood la'aan laakiin...
Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali ayaa weli ku sugan gobolka Galguduud halkaas oo uu mudooyinkanba u fadhiyay maamul u samaynta...
Booliiska magaalada Hargeysa oo amar qaba ayaa jeelka u taxaabay sadex weriye iyo kaamara duube. Afartaan ayaa lagala baxay xaruntooda...