Reer Buuhoodle oo Camey ku wareejiyay gaadiid dagaaL. Mid ka mid ah Beelaha dega Magalada Buuhodle ayaa la sheegay in...
Maxaa cusub
Gudoomiyaha barlamaanka ayaa xaqooda siinaya xildhibaanadii hore ee ku jirey barlamaanadii sideedad iyo sagaalaad kadib afur uu la qaatey shalay....
Puntland ayaa ay ka go'antahay inay gobolka Sool gebi ahaanba soo celiso. Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Buuhoodle ka sheegay...
Taxanaha Kala Haab ayaa laysku dhegan yahay. Fadumiina iyo Faarax Murtiile oo maqaaxidii u wada feer iyo laad iyo macaamiil...
Mudaharaad balaaran ayaa ka dhacay magaalada Boocame oo ka tirsan Sool. Dadweyne isku soo baxay ayaa si adag uga Hadley...
Tababarihii naadiga Real Madrid Siidaan ayaa is casiley kadib guushii maalmo kahor. Siidaan ayaa soo hooyay guulo is daba jooga...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa booqdey xeradii ciidanka cirka ee Balidoogle oo hadda lagu tababaro ciidanka kamaandoosta ee Danab. Booqashada...
Rag loo malaynayo argagixiso ayaa lagu qabtey maghaalada Muqdisho hawlgal amni xasilina oo ciidanka amnigu ka waday degmooyinka gobolka Banaadir....
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya ayaa la kulmey madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele kulan ka dhacay caasimada Jabuuti. Weftiga Somalida oo...
C/raxmaan Ciro ayaa qirtey inuu taageereyaasha Wadani ee Boorama been u sheegay. Ciro oo la waydiiyay in uu Boorama ka...
Dhulbahantow ma garan weydeen inaad baasuuke la dhacdaan dhaawaca Jeegaanta ee Tukaraq ka imanaya ee ku socda Burco iyo Oog....
Dhiig joojin loo geeyay dad duufaanadii Awdal waxyeeleen gaar ahaan deegaanada teedsan degmada Boon. Waxa dadka halkaasi degan loo qaybiyay...
Reer Sool ayaa jawaab kulul siiyay Muuse Biixi oo Sool ingiriis u nisbaysta. Muuse Biixi ayaa sheegta in Sool uu...
Sidee loogu soo dhaweeyay madaxweyne Farmaajo magaalada Nayroobi. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Jommo Kenyatta ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha...
Tahriibayaal markale lagu soo celiyay dalkooda hooyo. Tahribayaashan ayaa laga soo celiyay dalkaasi burburey ee Liibiya. Safaarada Somaliya oo la...
Gabdhaha Puntland ayaa hubka qaatey difaacna u galaya Puntland. Gabdhahan ka tirsan ciidanka Puntland ayaa soo bandhigey sidey uga qayb...
Argagixisada shabaab ayaa xasuuqdey oday dhaqameed soo xuley ergada barlamaanka u matala Jubooyinka. Argagixiso bastoolado wata ayaa gurigiisa ku dhex...
Wariye Cali Xaraare ayaa ka naxay isku dirka foosha xun ee Faysal Waraabe ka dhex wado qabiilada aan colaadu ka...
Muuse Biixi ayaa laba telefishan ka mamnuucay Hargeysa iyo Burco. Labadaan Telefishan oo ah kuwo xora ayaa lagu magacaabaa SBS...
Oday dhaqameedka Kulmiye ee Awdal ayaa saluugey gurmadka ka socda xeebta Awdal halkaas oo SAylici intuu isku sawirey kadibna dib...
Soomaali waa diideen oo ergo waa diideen waa Garaadka Dhulbahante ee Mashqare oo si kulul uga Hadley dagaalka Muuse Biixi...
Gudoomiyaha cusub ee maxkamada sare ayaa la dhaariyay. Dhaarintan ayaa waxa goobjoog ahaa madaxweynaha Somaliya iyo afhayeenka barlamaanka Somaliuya. Dhaarintan...
Banaanbax lagu diidan yahay Muuse Biixi ayaa markale ka dhacay Laascaanood. Dad aad u farabadan oo gubaya taayiro ayaa dhexmaray...
Buntland ayaa ku dhawaaqdey xilliga ay qabsanayso Laascaanood oo ciidan Dhulbahante u badan ay gacanta u geliyeen maamulka Somaliland. Dhowr...
Ku xigeenka wakiilka qaramada midoobey ee Somaliya ayaa Boorama yimi gargaarna fidiyay. Wakiil ku xigeenkan ayaa ku dhawaaqay lacagta qaramada...
Sharci daro ayay u egtahay sida loo eryay gudoomiyaha maxkamada sare waa fikirkii Prof Cabdi Samatar ee ku wajahnaa xilka...
Madaxa ururka Afrika ayaa walaac ka muujiyay farogelinta qaawan ee lagu hayo Somaliya. Somaliya ayaa ku fashilantey in dawlad dhisato...
Gudoomiyihii hore ee maxkamada sare ee dawlada Somaliya ee madaxweyne Farmaajo eryay ayaa ka hadley xilka ka qaadistiisa. Madaxweynaha ayaa...
Waa kuma ninka loo magacaabay gudoomiyaha cusub ee maxkamada sare ee Somaliya. Madaxweynaha oo tixgalinaya cabashada muwaadiniinta Soomaaliyeed, garsoorayaasha, hawl-wadeennada garsoorka...
Shacabka Laascaanood ayaa ugu dambeyn la soo baxay calanka Puntland. Dadkan ayaa hadda dareemay inay ku dhex dhinteen dagaal uga...