C/raxmaan Saylici ayaa amrey in reerkiisu jawaab ka bixiyo eedayn iyo dhulboob uu isagu kula kacay beelaha reer Dudud (Samaroon)...
Maxaa cusub
Qayb kale oo xiise leh filimka Jugjug meeshaada joog. Kamaal oo Faynuus u guurisay hadana ka hinaastey markii dambe. Si...
Madaxtooyada ayaa ciidsiinaya caruur agoona oo dhib ku haysato Muqdisho. “Waxaan u soo jeedineynaa warbaahinta in ay u istaagaan sidii loo...
Balaayo daaman la qabtay leedahaye dabo la qabto ma leh. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa Warbaahinta u...
Wafti ciyaartoy Somali ah ayaa Ruushka lagu soo dhaweeyay. Waftigan oo xiriirka kubadda cagta Somaliyeed ayaa Inta Moosko u taagey...
Beelaha Samaroon oo lagu yaqaan inay martidooda sharfaan ayaa u jawaabay Faysal Waraabe oo dayay inuu isku diro Samaroon Iyo...
Suldaanada Faysal Waraabe ayaa si indha la'aana u taageeray hadal Faysal Waraabe colaad ku gelinaayay kicinaayay beelaha Hawiye iyo Samaroon....
RW Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho ku tagey dalkaasi Masar. Sidii loo doortey Abiy Axmed waxa isbedel laga dareemay dhamaan...
Suldaanka reer Awdal ee Abshir ayaa laba fariimood u direy Faysal Waraabe iyo afhayeenka Puntland. Faysal Waraabe sowkii ina lahaa...
Gaas ayaa xariga ka jaray wadada wasaaradaha ee Garoowe. Waddadan ayaa dheerakeedu yahay 1.5 KM, waxaana ku baxday lacag gaaraysa...
Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa oo ka haDlayey dhibaatada ay keentay hadalkii uu jeediyey Faysal Waraabe...
Oday dhaqameedka gobolka Awdal aya si caro leh caqli celina ku jirto ugu jawaabay Faysal Waraabe oo yiri cadaawada ISAAQ...
Puntland ayaa sheegtay inay ardeydeeda kala soo baxayso Somaliland gaar ahaan magaalooyinka Hargeysa iyo BUrco intii ka joogta. Arintan ayaa...
Dr C/raxmaan Beyle ayaa ka hadley tirada ciidanka ee toos u qaata mishaharaa dawlada bilkasta ayna ugu dhacdo keyd iyagu...
Nin argagixisadu meyd ahaan uga tageen magaalada Muqdisho ayaa isla kuwii oo isaga raadinaaya uu ku arkey Baydhabo kadibna u...
“Horta ninka wadaadnimada sheegta ee Berberaawi la yidhaahdo, ee dhallinyarada ku dhex faafiya figradaha qaldan ee ah ‘annaga wadaaddada ah...
Faahfaahin xasuuq foolxun oo argagixisada shabaab la baxdey ku dishey lamaane caruur leh deegaanka Awdiinle ee gobolka Bay. Dadka deegaanka...
Kala Haab ayaa meel xiise leh maraya. Faadumiina oo tababar siisay Farax Kaftan si loo furto. Dhinaca maxay ku dhamaatey...
Ma jirto wax lagala hadlo maamulka Somalidiidka ee Muuse Biixi waxa sidaas yiri madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey oo la...
RW Itoobiya ayaa isbedel ku sameeyay jagooyin ka mida muhiim dawladiisa. Abiy Axmed ayaa eryay taliyihii ciidamada oo ku naaxay...
Suldaan reer Puntland ah ayaa fariin u direy reer Awdal sheegayna in dadka reer Puntland ee jooga Awdal ay magan...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa booqdey qoxootiga Somaliyeed ee ku nool Jabuuti. Ra’iisul Wasaare kheyre oo la hadlay boqolaal ka...
Faahfaahin xasuuq argagixisadu ka gaysatey Muqdisho. Argagixiso ka tirsan kooxda Shabaab ayaa sida la sheegay ku qarxisay xaafada Yaaqshiid gaari...
Allaha u naxariistee waxa saaka magaalada London ee Ingiriiska ku geeriyooday weriye Maxamed Aadan Xirsi oo ku magac dheeraa Teera...
Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ayaa lagu eedeeyay dad u xirxirey siyaasad ahaan. Dadkaan la xirxirey ayaa isugu jira dhalinyaro, odayaal...
Tahriibayaal ka baxay Somaliya ayaa ku dhintey xeebaha dalka burburey ee Yaman. Ugu yaraan 46 qof oo tahriibayaal oo ku sodey...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa wadahadal la furaya madaxda dawlada Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay la socdeen wafti ay ka...
Muuse Biixi ayaa ka qayliyay dadkii Hargeysa oo la waayay meel lagu aaso. Waxaan gaarney diciifnimo awgeed inaan weyno meel...
Qaracan haween Somaliyeed ayaa seexda dariiqyada caasimada Indooniisiya. Haweenkan oo ka soo cararay dhibka iyo dulmiga ka jira Somaliya ayaa...
Hooyo Somaliyeed iyo 7 caruurteeda ah ayaa guri ku gubtey dalkaasi Maraykanka. Guriga hooyadan kula nooleyd caruurteeda ayaa ahaa guri...