Waxaan ognahay in feet Awdal ogolaadeen in hantidooda duhur cad la dhaco ayadoo loogu soo gabadey magaalo qurxin. Waxana halkaa...
Maxaa cusub
Maamulka Koofur galbeed ayaa noqonaya maamulkii labaad ee dhamaystira doorashada xildhibaanada golaha shacabka. Waxa hore iyagu u dhamaystirtey gobolada Woqooyi...
Ruushka ayaa sheegay inay yimaadaan ugu yaraan 16000 kun oo Muslimiina oo raba inay dagaalka ka qayb galaan ayagoo caawinaya...
Bakistaan ayaa ka hadashay gantaal xawaarihiisu dheereeyo oo soo galay hawadeeda isla markaana halis geliyay dhamaan diyaaradaha rakaabka ah ee...
Madaxweynaha Filipiin ayaa noqday hogaamiyihii ugu horeeyay ee ka tirsan dalalka Aasiya oo si toosa ula saftey Maraykanka dagaalka dhaqaale...
Xilli sicir bararkii ugu xumaa muddo afartan sano ah uu ku habsaday Maraykanka ayaa madaxweynaha hadda ku eedeeyay Ruushku inuu...
Wasaarada ganacsiga iyo difaaca shaqaalaha ee dalkaasi Ruushka ayaa sheegtay inay qaramayn doonto hantida shirkadaha raacay siyaasada dalalkooda ee albaabada...
Shirkada Faysbuug ayaa xaqiijisay inay ogolaatery in la caayi karo dagaalna looga hortagi karo dadka Ruushka ah iyo milatarigooda, waxayna...
Xilli madaxweynaha Maraykanku uu soo rogay cunaqabatayn uu sheegay inuu rabo inuu Ruushka ku dhibo ayaa hadda waxa muuqata in...
Aabaha dhalay Ayaan Cabdiwelli oo Hargeysa oo ay ku dhalatey lagaga oohiyay ayaa afka furtey kana dalbaday beesha ISAAQ ee...
Shiinaha iyo Ruushka ayaa labaduba dalbaday in Maraykanku runta ka sheego sun uu kala shaqeeyay yukrayn oo Ruushku fashiliyay. Sunta...
Maraykanka ayaa sheegay inuu cunaqatayn saaray shidaalka iyo saliida dalkaasi Ruushka waxase uu ka calaacalay inayna jirin inay cidna la...
Waxa welli aan la bilaabin kuraasta gobolka Gedo ee lix iyo tobanka ah ee loo balansanaa in lagu qabnto degmada...
Waa barnaamij xiise leh oo uu daadihinayo saxafiga da'da yar ee Faysal Abroone. Waa Taariikh is qortey iyo Isaaq oo...
Xulafada Maraykanka oo is wata ayaa dalal ay ku jirto u hanjabay haddayna ka coday Ruushka qaraar iska bug ahaa...
Madaxweynaha Turkiga ayaa ka hadlay laba wejiilaynta reer galbeedka oo Yukrayn kula cararaya reer Yurub halka iyaguna garaacayeen labaabka muddo...
Madaxweynaha Ruushka oo Ka hadlaayay hawlgalka ka socda Yukrayn ayaa sheegay inay hadda boqolkiiba 97 ay gaadheen. " Waanu curyaaminay...
Sirdoonka Yukrayn iyo warbaahin laysku halayn karo oo laga leeyahay Yukrayn ayaa qorey in madaxweynaha baxsadka ee dalkaasi Yukrayn uu...
Warbaahinta beenta lagu yaqaan ee reer galbeedka ugu weyn ayaa ka cararay Ruushka kadib markii madaxweynaha dalkaasi uu taagay sharci...
Waxa Somaliya saaran cunaqabatayn in muddo ahba curyaamiyay meelo badan oo muhiima sida caafimaadka, inkastoo dadku u qabaan keliya inay...
Waxa maalin dhow cod loo qaaday qaraar ay reer galbeedkk diyaariyeen oo lagu cambaaraynayo hawl-galka Ruushku ka wado Yukrayn halkaas...
Maraykanka ayaa cagajugleyn badan awgeed ku qasbay reer Yurub inay saaraan cunaqabatayn Ruushka tii ugu adkayd inkastoo ilaa hadda ay...
Hogaamiyaha gobolka Muslimiintu degan yihiin ee Jejniya Khadiiroof ayaa ka codsaday madaxweyne Buutin inuu ciidankiisa u ogolaado inuu ka barbar...
Waa faalo ku saabsan il-duufka siyaasadeed ee ka jira gobolada Woqooyi iyo cunsurinimadii lagula dhaqmay gabadh Soamli ah oo Hargeysa...
Maraykanka oo sheegan jiray quwada aduunka ayaa sheegay inuu joojiyay gantaal sida hubka nukliyeerka oo ay tijaabin lahaayeen Sabtida. Wararka...
Milatariga Ruushka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tirada askar ee uga dhimatey hawlgalka uu ka wado dalkaasi Yukrayn halkaas...
Guddoomiyaha gobolka Gedo ayaa si cad u sheegay in wixii ka yimaada guddi ku sheega uu magacaabay Rooble BAAHANE haddii...
Soamli ku noolayd dalka Yukrayn ayaa hadda la sheegayaa inay si khatara o dhuumasho ah ay ku galayaan dalalka la...
Waxa baryahan soo baxaayau in horjooge Muuse Biixi oo Jabuuti looga yeeray uu xanuun la jiifo ayadoo sida kalana warar...
Rooble BAAHANE ayaa sheegay inuu guddi beena u saaray gobolka Gedo degmada Garbahaaray oo ay ahayd in lagu qabto doorashada...