Qisada xanuunka weyn leh hooyo ubadkeedii ku weyday xasuuqii Soobe. Hooyo Daahira Cali Muumin oo ah Hooyo Soomaaliyeed ayaa xasuuqii Soobe...
Maxaa cusub
Dib u jaleec khudbad qiimo leh oo uu jeediyay AUN madaxweyihii u dambeeyay dalka. Maanta oo kale waxay aheyd 21-kii Oktoober...
Maamul jufeedyada diidan dawladnimadaayaa warsaxaafadeed soo saaray. Maamul jufeedyada ayaa ku xiran wadamada jaarka iyo Carabta ay ugu horeeyaan Imaaraadka...
Qaar ka mida beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayaa heshiis la galay odayada Muuse biixi oo maalmahan ku sugan Boorama taageerana...
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey in xasuuqii Soobe sheegtayna in dhimashadu gaartey 358 qof halka dhaawacuna uu yahay...
Maxay ka turjumayaa weerka cas ee dadkeena xiran yihiin. Qaar ka mid ah dadka dibadbaxa dhigayay ayaa sheegay in ay...
Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa beri oo Sabti ah bilaabmaya waxana gudiga doorashadu soo saartey sida loo kala horeynayo maadaama...
Gudoomiyaha ciyaalka Somaliland ayaa ka damqadey xasuuqii argagixisadu kula kacdey dadkeena si adagna war uga soo saaray. Xasuuqii Sabtidii hore...
Qisada nin laba maalmood ku hoos jirey dhismihii ku soo dumey kadib qaraxii argagixisadu ka gaysatey Muqdisho. Ninkan qisadan xanuunka...
Waa sidee xaalada dhaawacyadii loo geeyay Turkiga ayadoo si xun looga cawday kuwii la geeyay dalka fiqiirka ah ee Suudaan...
Dawlada ayaa sheegtay in dalku galayo xaalad dagaal Sabtida soo socota kadib markii madaxweyne Farmaajo amrey in la eryado argagixisada...
Dr C/raxmaan Beyle ayaa taabtey khasaaraha hantiyeed ee uu gaystey xasuuqii argagixisadu. Waxa la ogyahay khasaaraha nafeed ayadoo welli la...
Odayaasha Muuse Biixi ayaa Boorama lagu soo dhaweeyay halkaas oo ay taageero dalbadeen. Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa si qarsoon...
Afhayeenkii Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa iskaga baxay Kulmiye iyo sirta ku duugan ka bixintaankiisa oo uu ku sheegay in...
Musharaxa Kulmiye Muuse Biixi ayaa sheegay gobolka uu ka bilaabi doono ololaha doorashada oo la filayo in ay doorashadu dhacdo...
Gudoomiye xigeenka Wadani Shiine ayaa xafiisyo xariga kaga jaray Boorama. Ololaha doorashada Somaliland ayaa maraya meel xasaasiya ayadoo la filayo...
Culimada Togdheer ayaa habaarey argagixisada diinlaaweyaasha ahaa ee ka dambeysay xasuuqii Zoobe ee lagu diley in ka badan 300 oo...
Musharax ku xigeenka Wadani Maxamed Cali ayaa xafiisyadii ugu badnaa xariga ka jaray gobolka Awdal. Waxa la filayaa doorashada maamulka...
Magaalada Boosaaso ayaa laga ururiyay sadex laab kharashka Maraykanku soo direy. Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa muujisay deeqsinimo iyo...
Dayactir lagu bilaabey laamigii burburku soo gaaray ee Zoobe. Guddoomiye Thaabit ayaa Beesha Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay shaqadii...
Warar naxdinleh ayaa laga soo sheegayaa dhaawacyadii loo qaaday Suudaan. Wararka hordhaca ayaa sheegaya in dadkii lagu tuurey isbitaalo aad...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dhisaya ciidan cusub. Madaxweynaha ayaa sheegay in la sameynayo Ciidanka Difaaca dadweynaha, qofwalba oo Soomaali ahna looga...
Muuse Biixi ayaa guushaba isa siiyay gabayna ku tilmaamey. Ololaha maamulka Somaliland ayaa bilow ah ayadoo la filayo in doorashadu...
Saylici oo mashaariic waqti hore loo baahnaa hadda dhagax dhigaya Boorama. C/raxmaan Saylici oo waqtigiisu dhamaanayo bisha dambe ayaa waqtigiisii...
Saleebaan Gaal ayaa ka jawaabaya warar la sheegay inay ka yimaadeen Muqdisho oo ku aadan cida maalgelisay xasuuqyada Koofurta ayadoo...
Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay baaritaano hordhaca oo ay soo ka soo saari doonaan xasuuqii argagixisadu ka gaysatey Muqdisho halkaas...
Doonimeyno Shabaab dooni meyno dhiigcabe waa halku dhigyada ka socda Muqdisho maanta. Banaanbaxyo ay dhigayaan Boqolaal Shacab ah oo ka...
Shacabka Muqdisho ayaa si wadajira isugu soo baxay banaanbax ka dhana argagixisada oo ay ku xasuuqeen dad gaaraya 300 oo...
Sucuudiga iyo Imaaraadka miyaa bixiyay kharashka weerarkii lagu xasuuqay dadkeena. Sida sarkaal qariyay magaciisa uu u sheegay idaacada Maraykanka ee...
Deyr ku meelgaara ayaa loo sameeyay goobtii argagixisadu ku xasuuqdey dadkeena. Dad gaaraya 165 qof oo aan la garanayn ayaa...