Ciidanka Ciraaq ayaa Kurdida gooni goosadka ee Yuhuudu taageerto ka eryadey Kerkuuk. Yuhuuda ayaa raadinaysa meel dhow oo ay ka...
Maxaa cusub
Xildhibaan Sicid Cilmi Rooble ayaa sharaxay inta Kulmiye kaga horeeyo xisbigiisii hore ee Wadani. Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa si...
Musharax xigeenka Wadani Maxamed Cali ayaa xafiisyo ka furey degmada Baki ee gobolka Awdal. Ololaha doorasho ee maamulka Somaliland ayaa...
Siilaanyo oo xalay la kulmey xisbiyada Somaliland kana aamusan xasuuqa Muqdisho. Siilaanyo ayaa muddo lix sanno aan shaqo ku lahayn...
C/weli Gaas ayaa gurmad ku diyaariyay Boosaaso guddina u magacaabay xasuuqii Muqdisho. Madaxweynaha Puntland oo ka Hadley xasuuqii lagu diley...
Dawlada Somaliya oo bixisay xogta xasuuqii Muqdisho inta ay ururiyeen ilaa hadda. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Abdiraxmaan Cumar Cismaan...
Liiskaan iyo magacyada ayaa waxaa laga helay Xarumaha Isbitaalada Muqdisho oo ay ka socoto diiwaangelinta dadka maanta loo qaaday Suudaan...
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah oo is abaabushay, kadib xasuuqii lagu...
Wadamada Qadar iyo Maraykanka ayaa gargaar iyo dhaqaatiir la soo gaaray dadkeenii ku dhaawacmey xasuuqii argagixisadu ka fulisey Muqdisho. Wadamadan...
Argagixisada Daacish ayaa laga xoreeyay Raqqa waxana mardhow lagu dhawaaqaya guusha la xiriirta arintaas. Raqqa oo webiga saran ayaa ahayd...
Maydka 165 qof oo ku shihiidey xasuuqii argagixisada ayaa la aasay. Maydka dadkan ayaa inta badan la garanayn maadaama qaraxii...
Taliyaha cusub ee ciidanka ayaa la wareegay xilkii balana qaaday in argagixisada la ciribtiro. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay...
Mukhtaar Roobow ayaa ka hadley cadowtinimada argagixisadu u qabto shacabka Muslimiinta. Roobow oo dhawaan isku soo dhibey dawlada kana toobad...
Hooyo sagaal caruura oo ay dhashay ku weyday xasuuqii argagixisada ee Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho. WArkan ayaa ah kii...
Hooyo ka hadashay gabadheeda oo dhaqtarad ahayd argagixisaduna ku xasuuqdey Sabtigii magaalada Muqdisho halkaas oo dhimashadu marayso 280 qof oo...
Faysal Waraabe muxuu ka yiri xasuuqii argagixisada Shabaab ku xasuuqdey 280 qof. Faysal Waraabe ayaa inta badan ku jeesjeesa Koofurta...
Madaxweyne Farmaajo ayaa booqdey xarunta gurmad-qaran ee magaalada Muqdisho halkaas oo laga hagayo gurmadka loo fidinayo dadkii ku dhaawacmey weerarkii...
Dhaawacyadii ugu darnaa xasuuqii argagixisada ee Sabtigii ayaa Turkiga loo qaadey. Diyaarad xamuula oo dhaqaatiir la socota ayaa saaka ka...
Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa kabaha la dulmaray Prof Axmed Samatar oo taariikh aanu lahayn u sameeyay Muuse Biixi. ''Waxaan...
Dadweynaha Muqdisho ayaa banaanbax naf ka dayay kadib xasuuqii ugu xumaa ee argagixisada shabaab u gaysatey dadkeena halkaas oo xasuuqu...
Siyaasi Cali Faarax ayaa ka yaaban oday dhaqameedka Awdal ee kolba dhinac u ordaya sheegayna in waxa dhacaya yihiin wax...
Booliiska Itoobiya ayaa war kasoo saaray ninkii gubey aqalka wakiilka Somaliland ku leedahay Addis ababa. Usbuucii hore ayay ahayd markii...
Beelaha Bahgobo ee deegaanada ku heersan Hargeysa ayaa ka cararay Kulmiye kuna biirey Wadani. Deegaadan Hargeysa ku deedsan aya xisbiga...
C/raxmaan Ciro ayaa u dhexdaatey beesha Muuse Biixi ee Sacad Muuse oo ku biirey Wadani. Musharaxa Wadani ayaa sheegay in...
Xildhibaano Muuse Biixi isku halaynayay ayaa Gabiley kaga biirey xisbiga Wadani. Xildhibaanadan ayaa sheegay in ay diiden qabyaalad sidaana ugu...
Haweenay qayb ka noqotey arooska ninkeeda oo gabadh kale la guursadey. Markaad aqrido maqaalkan waxaad is oran kartaa malaha run...
Waraabe weerar ba'an ku haya deegaano hoostaga Lughaya ee gobolka Awdal. Sida aan wararka ku helayno Waraabe ayaa deegaanka CabdiGeedi...
Madaxweyne Farmaajo ayaa booqdey goobtii argagixisadu ku xasuuqdey dadkeena kadibna booqdey dhaawacyadii la geeyay isbitaalada halkaas oo uu dhiig u...
Maayerka Boorama ayaa cod kaga iibsanaya wado dadka magaalada wada dega lacagtooda ku bixiyeen. Maamulka Somaliland ayaa isku diyaarinaya doorashooyin...
Faahfaahin qarax xoogan oo argagixisadu ka fulisay agagaarka huteel Safaari ee magaalada Muqdisho iyo khasaare Jira. Qaraxan oo laga maqley...