Prof Axmed Samatar ayaa barnaamijka xisbiga Kulmiye London la tagey kana hor akhriyay taageereyaal aan badneyn oo isugu yimi kulanka. Masuul...
Maxaa cusub
London ayaa joojiyay isticmaalka shirkada tagsiilaha ee Uber oo ay ku xoogsadaan dad badan oo iskood u shaqaysta. Uber ayaa ah...
Madaxwynaha HirSHabeele ayaa u qeexay maamulada kale doorka dawlada dhexe. Sharaxaadan uu bixiyay Waare ayaa timi markii maamul jufeedyada kale ee...
RW Xasan Kheyre ayaa la kulmey dhigiisa Shiinaha magaalada New York oo uu ka socdo shirka 72-nad ee golaha qaramada midoobey. Raiisal...
Woqooyiga Kuuriya ayaa ku hanjabtey in nukliyeer bamb ku ridi doonto badda loo yaqaan Basifik. Talaabadan ayaa noqon doonto talaabo halis...
Masuuliyiinta degmada Dilla ee Awdal ayaa ka hadley sidey u arkeen dilkii taageeraha Wadani. Xasuuqan ayan la fileyn in cida gaysatey...
C/raxmaan Ciro ayaa ka hadley dilkii maanta ka dhacay Dilla sheegayna in Kulmiye meelkasta rasaas ka ridayo, wuxuuna ku baaqay in la...
Magaalooyinka Dilla iyo Boorama oo maanta shiq la ahaa soo dhaweynta gudoomiyaha Wadani. Soo dhaweyntan oo boollisku nin ku dileen...
Galmudug ayaa ku kala jabtey go'aan uu saaray madaxweynaha maamulka Xaaf oo ahaa in uu kahor yimi go'aanka dawlada dhexe ee...
Waraysi Cukuse Boorama kaga qaaday Muuse Biixi 1993 iyo wuxuu xilligaa aaminsanaa. Waraysigan oo aan loo qaadin si hufan ayaa...
Booliiska Dila ee Awdal oo toogasho ku diley taageere ka tirsan xisbiga Wadan. Dhacdadan ayaa timi ayadoo uu Dila soo...
Wasiir Cali Mareexaan ayaa iska difaacay eedo hanti lunsi oo uga yimi Faysal Waraabe. Cali Mareexaan ayaa sheegay in Faysal Waraabe...
Xisbigii Faysal Waraabe ee Ucid ayaa xubno muhiima iska casileen kadib markii talada xisbiga uu maroorsadey Faysal Waraabe taasina keento in uu noqdo...
Go'aamo ka soo baxay kulankii golaha wasiirada ee maanta iyo khilaafka Carabta. Kulankii manta ayaa waxa xooga la saaray sadex...
Maamul jufeedyada Koofurtu maxay awooda oo leeyihiin oo ku mijoxaabin karaa dawlada dhexe. Waxa Somaliya dawlad dhexe oo dalka matasha...
RW Kheyre ayaa kulan la qaatey madaxweyne Erdogan ee dalkaasi Turkiga. Raiisal wasaaraha (RW) Somaliya Xasan Kheyre ayaa kulamo gaar gaar...
Bahda Araabinews oo idinleh sanad cusub oo wanaagsan 1439 oo ah sanadkeena Hijrada oo la soo tirinaya tan iyo mudo...
Xaaska Saylici iyo wasiiro la socda ayaa booqasho daahsan ku tagtey deegaanada Woqooyi ee gobolka Awdal. Waxayna ka jeediyeen ayadoo ololaha doorasho...
Sucuudiga ayaa fasaxay barnaamijyada hadalka (wicida) ee Whatsapp, Skype iyo kuwa kalaba. Wadamada Khaliijka Carabta ayaa ah wadamada kaliya ee iska...
Gabadh ayaa soo dhacdey dabaqa huteel ku yaala Muqdisho oo si aada looga naxay. Gabadhan ayuu soo gaarey dhaawac aad u...
Siyasi Ismaaciil Yare oo ka tirsan Wadani ayaa fariin u direy Axmed Siilaanyo siro badana banaanka u soo saaray. Ololaha doorashada...
Suldaanka Gabooyaha Daakir ayaa durey Muuse Biixi oo kaalin dagaal ku lahaa gobolka. Daakir ayaa xasuusiyay dadka Muuse Biixi shaqsiga uu...
C/raxmaan Ciro ayaa markale sheegay in badbaadada gobolku ku jirto Wadani oo guuleysta. C/raxmaan aya baryahan ku wareegayay gobolka Togdheer. ...
Siyaasi Cali Qoryooley ayaa banaanka keenay ceebaha xisbiga Kulmiye. Wuxuu siyaasigu dhinaca kale amaaney musharax Wadani C/raxmaan Ciro. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Wadani iyo Ucid ayaa ka dareeray kulan looga hadlayay saxaafada oo si qaldan Kulmiye u wadey. Labada xisbi siiba Wadani ayaa...
Beelaha Majeerteen iyo Xawaadle ayaa baabuur ay kala dhaceen isku celiyay. Baabuurtan ayaa labada beelood ku kala wareegsadeen magaalada Gaalkacayo. Maxamed...
Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay doonayso in ay dib u dejin u sameyso Qaxootiga u badan Afrikaanka...
Dawlada Somaliya ayaa markii ugu horeysay 26 sano kadib furtey laanta hawada. Xaflad Kooban oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa lagu...
Booliiska degmada Berbera ayaa ka hadley dhalinyar isku jira oo tahriib lagu soo qabtey. Taliyaha booliiska ayaa ka waramay halka lagu...
Dhalinyaro isku abaabuley magaca baaha Makaahiil (Samaroon) oo Muuse Biixi dhabarka ka soo taabtey ayaa shir ku qabsadey Boorama kana Hadley...