Dawlasda Somaliya ayaa si cad ugu jawaabtey hadalo ka soo yeeray dawlado Kiiniya ay ka mid tahay oo qaba in...
Maxaa cusub
Wasiirka koowaad ee dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa khaati ka taagan Cabdi Xaashi oo jago aan loo baahneyn ka haya...
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa saraakiil u soo xirey tababar ay ku soo jireen muddo laba sano ah. Saraakiishan ayaa xerada...
Waxa isa soo dhiibey dhiigmiirad ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab. Waxana uu ka waramayaa waxa ku kalifay iyo...
Waxa mardhow lagu diley magaalada Laascaanood ee gobolka Sool nin gudoomiye doorasho ugu magacownaa maamulka Somalilaan ee jooga Laascaanood. Ninkan...
Waxa fashil ku dhamaaday safar uu wasiirka koowaad ku tagay dalka Ingiriiska. Safarkan ayaa lagu tilmaamay kii ugu kharashka badnaa...
Maamulka Somalilaan ayaa noqday hoyga khamriga iyo mukhaadaraadka kadib markii ay sheegeen in khamriga ay qabteen uu noqday mid Hargeysa...
Ciidanka Itoobiya ayaa shalay cagta mariyay guuto dhan oo Tigree ah xadka ay wadaagaan gobolada Tigreega iyo Axmaarada. Waxa socda...
Wasiirka difaaca ee Kiiniya ayaa sheegay inayna qorshaha ugu jirin inay ka baxaan Koofurta dalka Somaliya. ''Waxaaban u soconaa inaan...
Ciidanka Afrikaanka ee ku naaxay Somaliya ayaa ka gubtey guulaha ciidanka xooga dalka ee maalmihii u dambeeyay ay ka soo...
Askariga Kiiniyaatiga ee jooga Koofurta dalka waxa u qoran lacag ahaan kun iyo sideed iyo labaatan ($1028) doolar bishii, waxa...
Ciidanka Somali galbeed oo ka jawaabaya weerar maalin dhaweyd ay Canfartu ku soo qaaday dad shacaba oo deganaa tuulada Garbo-ciise...
Ciidanka difaaca Suuriya ayaa dhulka soo dhigey gantaalo Yuhuudu ay soo gantey oo dadka aqoonta lihi u qaateen inaylabada gantaal...
Wasiirka koowaad ee Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa socdaal waqti lumisa ku tageya Ingiriiska halkaas oo la sheegay in lagu...
Sidii qaranku u burburey sodon sano kahor gobolka Awdal wuxuu dhisay maamul ay leeyihiin beesha ISAAQ oo ay ugu magac...
Waxa socda dagaalo goos goosa oo u dhexeeya falaagada Tigreega ee uu taageero Maraykanka iyo Ingiriisku iyo dawlada Itoobiya iyo...
Duqii hore ee degmada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane ayaa sheegay inuu Muuse Biixi hambadiina u ogoleyn reer Awdal haddana ay...
Waxa jira khasaare ka dhashay shil gaari oo ka dhacay caasimada gobolka Awdal ee Boorama inkastoo markii hore ahayd Baki....
Marayanka ayaa Somaliya ka dhigtey meel ay ku tababartaan diyaaradahooda aan duuliyaha lahayn, waxayna muddooyin badan duqeyn jireen gobolada Koofurta...
Falaagada uu taageero Maraykanku ee Tigreega ayaa weerartay Canfarta iyo masuuliyiinta Canfarta oo ku baaqay inay difaacaan dhulkooda iyo dalkooda....
Wasiirka koowaad ee dawlada Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa eryay taliye ku xigeenka hay'ada sirdoonka C/llaahi Kulane oo lagu eedeeyay...
Yuhuuda oo la kulantey dhabarjabkii ugu xumaa kadib markii ciidanka lidka diyaaradaha ee Suuriya ay dhulka soo dhigeen ugu yaraan...
Madaxweynaha Kiiniya ayaa kala garan waayay cida uu u leeyahay xadkayaga noo dhaafa haddii kale dagaal. Kiiniya ayaa qaranjabkii ku...
Waxa dhawaan ciidan uu leeyahay Somali galbeed oo ka tirsan ciidanka dawlada dhexe ee Itoobiya loo qaaday aaga Tigreega oo...
Raiisal wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa digniin adag u direy Axmed Madoobe iyo Kiiniyaatiga ku haya Kismaayo. Wasiirka Koowaad...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa bogaadiyay guulaha isdaba-jooga ee ciidanka xoogu ka gaaray aergagixisada gaar ahaan kuwa looga sifaynayo...
Ciidamada Ruushka ayaa tijaabiyay gantaal kale oo noociisa Ruushka keliya uu haysto kaas oo waxba la'aan ka dhigaya difaaca gantaalaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyada ayaa hambalyo u direy dhamaan shacabka Somaliyeed meelkasta oo ay joogaanba. Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu berito farxada...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa sii daayay gabdho uu xirtey muddo bil ku dhow. Gabdhahan ayuu ku haystey maxaad u xirateen...
Safiirka Somaliya u fadHiya Kiiniya ayaa qarxiyay fadhiidnimada maamulkii fadhiid Xasan Sheekh xilli ay soo baxayso in kooxda Xalane iyo...