Wararka naga soo gaaraya deegaanka Garmal ee ka tirsan gobolka Nugaal ee Puntland ayaa sheegaya in dadku saaka ku waabariisteen...
Maxaa cusub
Beesha caalamka horta bahwadaag miyaa nahay aan idiin suaalee waxa kooxda Woqooyiga Amerika horkacaya fanaanka weyn ee Axmed Cali Cigaal....
Wararka ka imaanaya degaanka Garacad ee Gobolka Mudug oo ay Shalay maqribkii ay la wareegeen argagixisada shabaab ayaa wararku sheegayaan...
Deg deg: Puntland oo ciidamo badan u dirtey aaga Garacad oo argagixisadu soo gashay shalay maqribkii
Maamulka Puntland ayaa waxaa la soo sheegayaa in ciidamo farabadan ay u direen dhanka degaanka Garacad ee Gobolka Mudug halkaas...
Wasiir ka warfaafinta maamulka Somalilasnd ayaa ka cadhaysiiyay reer Boorama qabyaalad hadlayna isagoo sheegay in Burco tahay magaalada labaad ee...
Taliyaha booliiska qaybta Burco oo faahfaahiyay nin reer Buuhoodle ah oo si foolxumo ah loogu dhex diley Burco dhexdeeda duhurcad...
Nin aragu maqan yahay hadana baaskiil ku wata magaalada Quljeed ee ka tirsan gobolka Awdal. Ninkan ayaa tukaan ku leh...
Ciidamada Jabuuti ayaa hilfaha u qaaday kuwa maamulka Somaliland oo Markab u kireysnaa oo laga leeyahay Masar markii uu kaluunkii...
Doorashadii Madaxtinnimada wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jabuuti ayaa la soo weriyey in ay illaa haatan ku dhawaaqeen musharraxnimada kursiga madaxweynaha...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo la hadlay idaacadda VOA-da ayaa ka hadlay sababta ka dambeysa in uu yaraado biyaha wabiga shabeele....
Waxa dalkaasi Masar maanta shaqada laga eryay wasiirkii cadaalada oo ku hadlay hadal aan munaasib ahayn isagoo iska dhigayas nin...
War deg dega: Waxa mar dhow qarax xoogani ka dhacay magaalada Ankara ee caasimada Turkiga halkaas oo dhimashadu sii cagacagaynayso...
Mayerka Baki oo la kulmey Saylici shalay ayaa sheegay in uu ka naxay sida eexda ah ee lagu qaybiyay deeqaha...
Xamda C/raxmaan waa gabadh Somaliyeed oo Talyaaniga degan una timi Masar si walaalkeed oo mayda oo la diley u aastaan...
Khaatumo ayaa muujisey cudud dagaal oo aad u xoogweyn kaasi oo ay kaga hortageen ciidan Xaglatoosiye watey oo uu rabay...
Waxa shalay dhamaatey diiwaangelintii ama tirokoobkii ka socday baryahan gobolada Awdal iyo Salal waxase in muddo ahba aan si hoose...
Saxafiyada caanka ah ee Hodan Naaleeye ayaa warbixin aad u xiiso badan ka diyaarisay caasimada Sool ee Laascaanood halkaas oo...
Wabiga Shabeelle oo ka mida labada wabi ee soo gala dalkeena ayaa gebi ahaanba u muuqda in uu gudhey iyadoo...
Wasiir ku xigeenka maamulka Somaliland ayaa ka hadlay xadka ay dawlada Itoobiya xirtey xilli amaanka gobolka ay khatar ku yihiin...