Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horreeysay ka hadashay dib u celinta Maamulka Somaliland uu ku sameynayo dadka Itoobiyaanka ah ee...
Maxaa cusub
Xirsi Xaaji Cali Xirsi Tooriile ayaa loo balanqaaday kursi xisbi haddii uu beeshiisa ka soo balanqaado in ay codka siiyaan...
Dadka magangalyo doonka u jooga dalka Ingiriiska ayaa ka dacwoodey arin xun oo lagula kacay magaalo ku taala xeebta Woqooyi...
War lagu farxo oo laga soo sheegay dadkeenii argagixisadu ku xasuuqdey LIIDO. Dadkeena oo caruurleh, haween, dadweyn iyo dhalinyaro oo...
Shaqaalaha dekedda Berbera ayaa manta ay u ahayd maalin farxadleh waxana farxadaas ka hor akhriyay Cali Xoorxoor oo ah maareeyaha...
Hees daadis ah oo mardhow faraha laga qaaday oo si qurux badan ugu qaaday Ikraan Caraale. War Kuma rabee rabayso....
Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas ayaa gaaray Muqdisho iyadoo la filayo in la soo afjaro muranka doorashada. Mar uu la hadlay...
Dadweynaha Hargeysa ayaa ka qayliyay arin wada saamaysay oo ay noloshoodu kasocon wayday waxayna is waydiinayaan sababta ay heerkaas gaarsiiyay...
Mustafe Faarax Dhoore oo Xubin ka ah xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal oo reer Awdal u sheegay in ay kaadhka...
Awdalstate ma waxay noqotey wado kursi looga raadsado maamulka fashilmey ee Hargeysa ee hadda wado kasta ka xirantey ayna u...
Dadka Somaliyeed ee ka soo jeeda gobolada Bay iyo Bakool ee degan maamulka Somaliland ayaa maamulkaasi qabyaalad iyo cunsuriyad kula...
Haweenka qaranka Somaliyeed oo isugu yimi Muqdisho ayaa u duceeyay dadkii argagixisadu ku xasuuqdey LIIDO iyagoo shaah iska cabaya xilli...
Banaanbax kii ugu balaadhnaa ayaa ka dhacay Buuhoodle halkaas oo dadku ku dhawaaqayaan SNM doonimeyno, Xaglatoosiye dooradiisa doonimeyno, Siilaanyo dooni...
Shacabka reer Burco ayaa ka qayliyay sida diiwaangelintu uga socoto deegaano ka mida Togdheer iyagoo is barbar dhigey diiwaangelintan iyo...
Xasuuqii habeen kahor lagu qaaday maqaaxi ku taal Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho laguna dilay in ka badan 30-qof oo shacab ah,...
Ra’isul Wasaarihii hore ee SOOMAALIYA ayaa sheegay in xalka uu ku jiro in la gaaro heshiis rasmi ah si doorasho...
Madaxweynaha Khaatumo State Cali Khaliif ayaa booqdey jiidaha hore ee dagaalka isagoo hadda seefta la baxay kadib in muddo ah...
Qurbajhoog u dhalatey deegaanka Jaarahoreeto ee gobolka Awdal una dhow Degmada Dilla ayaa xarun caafimaad oo aad loogu baahnaa dhismaheeda...
Gudoomiyaha aan la dooran ee xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa kala jabiyay beesha Siilaanyo ee degta Burco iyadoo jufo ka...
Marwada madaxweyne ku xigeenka Somaliland marwo Raxma X Muxumed Suldaan ayaa deeq gaarsiisey hay'ad gargarta caruurta danyarta ah magaalada Boorama....
Qaylodhaan xoogan ayaa ka jirta maamulka Somaliland iyadoo la raadinayo doolar cusub oo lagu sarifto lacagta Somaliland oo kolba la...
Masuul cusub ayaa la wareegay xilka waxbarasho ee gobolka Awdal. Xilwareejin arintan la xiriirta ayaa ka dhacday Boorama waxana goobta...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa booqdey maqaaxidii argagixisada shabaab ku xasuuqdey dadkeena, wuxuuna tilmaamey sababta dheeraysay in ciidanku soo afjaraan...
Warbaahinta Ruushka iyo dayacgacmeedyadiisa ayaa ku qabey Maraykanka oo madaar ka dayactirnaya Woqooyi Bari Siiriya taas oo ay ku tilmaameen...
Dhamaan dadka hoos ku qorani oo kala jooga Borama, Hargaisa iyo Indonesia waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Prof...
Ciidamada maamulka khaatumo ayaa caawa goordhaweyd weerar qorsheeysan ku qaaday maleeshiyaadka maamulka Siilaanyo ee ku sugan Balicad. Dagaalka caawa balicad ka dhacay...
Xasuuqii argagixisadu kula kacday shacabkeena xeebta LIIDO ayaa kolba waxa soo baxaya faahfaahin qoysaskii lagu xasuuqey goobta oo hadda ay...
Masuulka ugu sareeya isbitaal Banaadir Muqdisho ayaa ka hadlay dhimashada xasuuqii dhiigmiiratada Alqacida/Daacish/Shabaab ka gaysteen maqaaxida Liido halkaas oo ay ku...
Sheekh Aadan Siiro ayaa qudbadiisa siyaasiga ah maanta kaga hadlay sida uu ugu qiirooey Daahir Rayaale wuxuuna ka calaacalay in...
Deegaanka Sharafweyne ee ku taal gobolka Awdal oo la gaarsiiyay deeq kuraasa oo qurbajoogta deegaanka ee degan Ingiriiska ay ugu...