Sweden ayaa ku dhawaaqdey talaabo ka dhana qoxootiga kadib markii wiil Somali ah oo la hayay uu diley gabadhii loo...
Maxaa cusub
Waa laba muuqaal oo dhamaystiran kuna saabsan socdaalkii Suldaan Abshir iyo waxgaradka ay ku tageen gobolada xeebta Awdal. Kulamadan ayaa ahaa...
Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas ayaa shir jaraaid ku qabtey Muqdisho kana hadlay mowqifka asy qaateen ee ku aadan doorashada oo...
Gabdho Somaliyeed oo wali lagu kufsado xaafado ka mida Muqdisho. Siyaasi u hadlay dadkan dulman ayaa sheegay in Somali waxba...
Gobolada Awdal iyo Gabiley waxa ku habsatay abaar xun oo jirtey in muddo ah haba ugu sii daraadee gobolka Awdal...
Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray shirkii wadatashiga doorashada ee ka socday Muqdisho halkaas oo Puntland rabtey in deegaan...
Sanadguuradii afraad ee maamulka Khaatumo state ayaa wacdaro ka dhaceen iyadoo doorkan lagu qabtey Minnasota oo ay degan yihiin jaaliyad...
Culimo dawlada Xasan Sheekh uga digtey in ay kala saai waydo dadka shacabka askarta joogtana xad u yeesho. Iyadoo duqeymaha...
Ku simaha Taliyaha ciidamada Amisom ee Soomaaliya ayaa gaaray deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo halkaas oo lagu laayay askar badan...
Lawyacado (ARAABINEWS 26/01/2016)--Saaka subaxnimadii ayay ahayd markii magaalada xadka ah ee Lawyacado ee u dhaxaysa Awdal iyo Jabuuti uu soo...
Raiisal wasaaraha Malaysiya ayaa ka badbnaaday in uu lumiyo jagada dalkaasi kadib markii lagu eedeeyay in uu jabsaday lacag gaar...
Wargeys ka soo baxa Talyaaniga ayaa lagu sheegay in xukuumadda Soomaaliya xabsiga ka sii deysay nin lagu eedeynayey inuu ka...
Gabadh Lubnaan u dhalatey oo la shaqaynaysay qoxootiga dhalinta yar waliba kuwa aan lala socon ayaa lagu diley Sweden daraad...
Denmaark ayaa hadda meelmarisey sharci lagu dhacayo qoxootiga jooga dalkeeda ama kuwa soo galaya. Sharcigan hadda la meelmariyay ayaa si...
Sawir gacmeedkaani lagu muujinaayo dhibta heysata shacabka Gedo, ayaa waxaa lagu muujinayaa arxan darida ciidamada Kiiniya iyo dhiigmiiratada argagixisada la...
Cudur si fudud loo qaado ayaa soo baxay iyo dumarka raba in ay uur qaadaan oo looga digey in ay...
Maxamuud Tarsan ayaa ka hadlay gabdho Xasan Sheekh la sheegay in uu Sucuudiga u geeyo shaqo xilli adunku ka qaylinayo...
Xaalada Balicad ee Khaatumo ayaa degan kadib markii maleeshiyaad ka tirsan kuwa deegaanka iyo kuwa Siilaanyo ay joogi kari waayeen...
Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa ku tilmaamey shirkadaha korontada magaalada kuwo dhiigmiirato ah oo horena uu maayerku u sheegay...
Shirka maamul u samaynta ee ka socda Jowhar ayaa ku dhow burbur iyadoo beel kalana ay sheegtay in ay ka...
Wariye C/maalik Coldoon oo sideed cisho u xirnaa maamulka Hargeysa ayaa xabsiga manta laga sii daayay muxuuse ka sheegay xadhigii...
Fanaanka Farxan Xidig ayaa deeq furaashyo ah gaarsiiyay isbitaal aad ugu baahan oo ku yaal Boorama oo ah isbitaal dimirka....
Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah qabiir Saxaafadeed, muddo dheern ka soo shaqeynayay Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ku...
Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa lagu dhegenyahay waxana lala fuuulayaa maxkamad. Waxase la iswaydiinayaa yaa haysta maxaase lagu haystaa. Waxa jirta...
Duqa cusub ee magaalada Muqdisho ayaa socdaal ku jooga London waxana durba loo sameeyay casuumado oo soo dhaweyna waxase ku...
Dadweynaha reer Awdal ayaa ka hadlay arin wada mideysay mar ay saxaafadu la dhexmartey magaalada Boorama bal in ay ka...
Shacabka reer Awdal ayaa markii ugu horeysay ka cadhoodey wararka ay daawadeen iyo qayladii iyo baryadii ka soo yeerysay walaalaha...
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) ayaa Galabnimadii shalay Dadwaynaha Reer Burco Kula Shaaheeyay Maqaaxiyo ku...
Ciidanka Dhulka iyo Diyaaradaha Dagaalka Kiiniya ayaa la sheegay inay sii wadaan Duqeymaha ay ku hayaan Fariisimadda argagixisada ku leeyihiin...
Xasuuq ay dad badan ku dhinteen ayaa dhowr maalin kahor ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho laakiin sheekada ugu...