Fanaanada ruug cadaaga ah ee Faadumo Nakruuma ayaa waraysi xiise leh kaga sheekaysay waayaheeda fanka iyo waliba ruwaayadaha ay ku...
Maxaa cusub
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed ayaa aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyey gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Axmed...
Puntland ayaa yeelatay gudoomiye barlamaan oo cusub oo ka soo jeeda beesha Warsangeli kadib markii uu iscasilay gudoomiyihii hore oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah eeĀ Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaalk ku maraya dalalka ay ciidamadu ka soo joogaan...
Shabakada la yiraa Jovago.com oo internetka ku kireysa huteelada caalamka ayaa huteelada Somalida ku dartey bogeeda oo hadda qofkii raba...
Jeneraalka ciidamada Yugandha ayaa uga digey ciidamadiisa jooga Somaliya in ay musuqaan shidaalka iyo cuntada loogu talagalay askarta ku jirta...
Cawil Cali Ducaale oo safiir Somaliya uga soo ahaa Kiiniya xilligi dawladii dhexe ayaa ka sheekeeyay sheeko uu madaxweynihii hore...
Sixiroole u dhashay Bakistaan oo sixir kaga yaabsaday Maraykanka iyo kaarbad lugale: ARAG waxa dhaca
Dalkaasi Maraykanka ayaa waxa yaabsaday sixiroole u dhashay Bakistaan oo kaarbad uu lugo u yeelay ku socda suuqyada waaweyn ee...
Dhaqaatiirta Sucuudiga ayaa ka digaya in haweenka Sucuudiga ay ku yartahay Fitamin D oo laga helo cadceeda inkastoo dalka ayna...
Somalida Maraykanka ayaa aad uga xumaaday xasuuqii argagixisada shabaab ku qaadeen huteel Saxafi halkaas oo ay xilli salaadii subax isku...
Madaarka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa si rasmi ah loo bilaabay iyadoo hadda la dhisayo gurigii madaarka ee socdaaladu...
Dawlada Somaliya ayaa IIraan u gacangelisay afar nin oo u dhashay dalkooda oo si sharcidaro ah u soo galay dalka...
Siyaasi Mandela oo reer Awdala ayaa ka gariirey firfircoonida Xaglatoosiye oo beesha dhexe la rabaan in ay siiyaan kursiga gudoomiye...
Maxamed Kaahin oo ka mida raga ugu dhow dhow Siilaanyo ayaa ka difaacay musharaxiinta halka jufo ah ee weerarka ku...
Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland ayaa isku wareejiyay jagada sida duulista waxase goobta ka hadlay Cadaani, Muuse Buuxi, Maxamed Xaashi...
Garabka Xirsi Xaaji Cali oo Siilaanyo ahaa gacanyarehiisii ayaa shir jaraaid ku qabtey Hargeysa sheegayna in ay diideen in ay...
Allaha u naxariistee waxa maanta magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay kooxo hubeysan ay...
Haweenay Somali ah oo lagu kufsaday jasiirad Australia xukunto ayaa dib loogu qaaday gudaha Australias si looga soo xaaqo ilmaha...
Maxkamad ku taal gobolka Wales ee dalka Ingiriiska ayaa 24 sano oo xadhiga ku xukuntey koox ay ku jiraan ilaa...
Allaha u naxariistee waxa mardhow u geeriyooday rasaas ay ku dhifteen argagixisada shabaab xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo ka soo...
Xarunta agoomaha e dawlada Kuwayt ku caawisey maamulka Hargeysa isla maantana Siilaanyo furey ayaa dadka deegaanku qaylodhaan durba ka direen....
Dr Cilmi Maxamud Nuur oo ka mida gudiga maaliyada barlamaanka ayaa kahor akhriyay barlamaanka sharciga wax ka iibsiga iyo qandaraasyada....
Somalida ku nool Sweden ayaa aasay wiilkii labaad usbuuc gudahood oo lagu dilo dalkaasi. Marxuunka walaalkiis ayaa codsaday in cidii...
Mucaawino isugu jira noocyo badan ayaa Boorama laga qaaday iyadoo la gaynayo xeebta gobolka Awdal siiba deegaanada hoostaga Lughaya halkaas...
Xaaska madaxweynaha Siilaanyo Aamina Waris ayaa iska casishey kursigii ay ku lahayd xisbiga kulmiye iyadoo sheegay in ay uga degtay...
Odayaasha beesha Muuse Biixi ayaa ka qayliyay musharaxnimada loo xirey waxayna ka digeen in gobolka meel xun uu ku wado...
Guddi uu magacaabay Siilaanyo si ay u go'aamiyaan shirka xisbiga lagu muransan yahay ayaa go'aano ka soo saaray aan la...
Injineer Maxamed Faarax ayaa ka hadlay wadahadalo la sheegayo in ay u socdaan Suldaan Wabar iyo odayo beeshiisa hoose ah...
Iyadoo Goordhaw degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir lagu dhaawacay Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hada waxaa soo baxayay Warar...
Cutubyo ka tirsan ciidanka maamulka gobolada dhexe ee xaruntiisu tahay Dhuusamareeb ayaa loo qaybiyay mishaharo ay xaq u leeyihiin. Masuuliyiintii...