Hogaamiyaha Jarmalka haweenayda Merkel ayaa ka qiirootey gabadh yar oo reer Falastiina oo qoxooti ku ah dalkeeda oo ka cabatay...
Maxaa cusub
Boorama--Ninka lagu magacaabo C/naasir Muxumed Xasan Buuni ayaa ka mid ahaa liis ay dawlada Somaliya raadineyso oo madaxiisa ay ku...
Aduunka Muslimka ayaa ciidan u muuqda in ay ka midoobeen maalinta ciida oo beri ah inkastoo ayna muhiim ahayn in...
Dhamaan warbaahinta ARAABINEWS.COM waxay leedahay akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran CIID MUBAARAK iyo dala ay ka mid yihiin Sucuudiga...
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Sucuudiga laga arkey bisha shawaal taas oo ka dhigin in ay beri tahay...
Wasiirk ku xigeenka caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil ayaa beeniyay in daawo dhacdey ay ka soo gashey Berbera inkastoo aanu...
Asluub karti iyo aqoon midna malaha Ramaax haddii uu leeyahay hooyadii..siyaasi Jaylani Jama Uurdoox
Siyaasiga Jaylaani Jama Uurdoox ayaa waraysi kaga Hadley xaalada gobolka Awdal oo uu ku sheegay in dadka habeen kasta guryaha...
Garoowe--Wadahadaladii u socdey madaxweynaha Puntland kan Jubba iyo raiisal wasaaraha ayaan xalay ka dhicin Garoowe sidii la filayay kadib markii...
Ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom oo ku dhow in ay Baardheere dib uga xoreeyaan argagixisada shabaab
Araabinews.com--Ciidamada xooga dalka Somaliya iyo kuwa Amisom ayaa ku dhow inay xoreeyaan degmada Baardheere oo mudooyin badan ku jirtey gumeysiga...
Suldaanka Siilaanyo ayaa isna qarxiyay in aanu xasaasiyad ka qabin midnimada Somaliyeed haday xalaal tahay inkastoo uu sheegay in ayna...
Haddi soon lagugu lahaa bishan Ramadaan ee maanta 29 ah siduu doonaba hakaaga tagee ma raacin kartaa oo ma u...
Waxa nasiib daro ah in ay baxayso bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo maanta la soo soomay 29 maalmood oo aad...
Araabinews.com--Qaar ka tirsan shacabka magaalada Boorama ayaa ka cabanaya qashinka oo isdul buuxsamay oo aan la qaadin in maalmo ah...
Nayroobi--Suuqii weynaa ee Westgate ee magaalada Nayroobi ee argagixisada shabaab ku xasuuqdey shacabka ka adeeganayay ayaa berito dib loo furayaa...
Haddii aad daba socon waydo suaalana waydiin waydo waxa loo dhigayo caruurtaada meelaha ay tahay in ay diin ka soo...
Berbera--Badhasaabka gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa wax laga waydiiyay in isagu gobolka ka taliyo iyo in Ramaax oo ku...
Wasiirka gaashaandhiga dawlada Somaliya ayaa soo xirey tababar u socdey ciidanka kamaandoysta ee dalka kuwaas oo soo bandhigey wacdaro. Ciidanka...
Fanaan ka mida fanaaniinta Somaliyeed ayaa ka sheekeeyay fiicnida dalka hooyo iyo naxariis uu la kulmey markii uu ka degay...
Xerada weyn ee qoxootiga Somalida ka soo cararay dhibaatadii burburka ee Dhadhaab ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq weyn. Waxa dadka soo...
Garoowe--Raiisal wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa ku sugan Garoowe halkaas oo uu dood kula jiro maamulada Puntland iyo Jubba oo...
Cadaado--Caleemo saarka madaxweynaha muranku ka taagan yahay ee Galmudug ayaa la shaaciyay goorta la qabanayo iyo cida ka soo qaybgalaysa....
Hargeysa--Muranka taagmey calanka Somaliland (SNM) oo la arkay Cali Warancade oo ku so qortey in vcalanku jirey 1960 taas oo...
Suldaanka guud ee beelaha Isaaq Suldaan C/qaadir ayaa qaatay midnimada kuna calaacalay in Somali la sii kala qoqobo ay hog...
Boorama--Ururka Towfiiq ayaa gaarsiiyay deeq haweenka reer Awdal ee ka xamaasha kuuliga magaalada Boorama oo ay ka seexdeen ragii. Haweenkan...
Dhacdo naxdinleh oo lagu sameeyay gabadh Somali ah oo da'deedu tahay 14 jir kadib markii Yaxaas afka loo geliyay. Dhacdadan...
Jaaliyada Somaliyeed ee dalka Cumaan ayaa si weyn uga qayb qaadatay xuska 1-da Luulyo ee xoriyada dalka Somaliya..waxa goobta xaflada...
Salaadiinta, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha uu ka soo jeeday marxuum Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi oo Muqdisho lagu dilay dilkiisiina wali...
Xoghayaha guud ee xisbiga Siilaanyo Xasan Siciid oo aan hore loogu arag saxaafada ayaa toos u weeraray shaqsiyada Axmed Muumin...
Marxuun ruug cadaa Jeneraal Jaamac Cabdullahi Qaalib wuxuu ahaa wadani jecel dalkiisa wuxuuna ahaa afhayeenkii uGu horeeyay ee la doorto...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan umada Somaliyeed gaar ahaan ehelada uu ka baxay...