Kismaayo--Hogaamiyaha maamulka Jubba ayaa eed dusha uga tuurey dawlada dhexe sheegayna in balamo badan looga baxay hadana lacag u haynin...
Maxaa cusub
Boosaaso--Somalidii ka soo degtay dekeda Boosaaso ee ay ka muuqatay dhibka iyo rafaadka ayaa ka hadlay dhibka ay keentay taageerada...
Hargeysa--Muranka lahaanshaha maktbada Gaandhi ee ku taal Hargeysa oo meel xun gaartey iyadoo jufada Sacad Muuse hadda leedahay anagaa leh sheegayna...
Hargeysa--Askari Gabooye ah oo ka tirsanaa ciidamada milatariga Hargeysa ayaa cadaalad daro awgeed is ciilkaambiyad sida xun ee hortiisa loogu...
Muqdisho--Wasiirka arimaha dibedda Somaliya C/salaam Hadliye iyo safiirka Shiinaha Warsame Geeljire ayaa heshiis u kala saxiixay dawlada Somaliya iyo Shiinaha....
Berbera--Wariyihii Kalsantv ee Berbera oo Siilaanyo jeelka u taxaabey. Wariyaha ayaa ka sheekeeyay inta aan jeelka loo taxaabin sida ay...
Waxaan ka mid nahay jaamacada carabta qoxootiga Yamana Hargeysaan dejinaynaa: Cali Warancade+MUUQAAL
Hargeysa--Cali Warancade wasiirka gudaha ee maamulka Hargeysa ayaa shegay in qoxootiga ka imanaya Yaman oo Somalidu hore ugu qixi jirtey...
Xasan Sheekh oo ka baaqadey safar uu ku tegi lahaa Dhuusamareeb iyo jahwareer ka taagan socdaalkiisa
Dhuusamareeb--Madaxweynaha Somaliya ayaa ka baaqdey safar uu ku tagi lahaa gobolka Galguduud magaalada Dhuusamareeb halkaas oo ergooyin iska soo horjeeda...
Qoxootigii ugu horeeyay ee Somali ah oo ka soo qaxa weerarka Sucuudiga oo Boosaaso soo gaaray+SAWIRO
Boosaaso--Qoxootigii ugu horeeyay ee Somali ah oo dalkooda dib ugu soo qaxa kadib markii ay siyaabo kala duwan ugu qaxeen...
Sheekha caanka ah ee Yasir Qadhi ayaa ka qoomameeyay hadalo uu ku duri jiray Shiicada Muslimka ah taas oo uu...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun, Agaasimaha isbitaalka Xayaad ee Boorama Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa Faaisa Xasan ayaa...
Majaajilo qosol badan oo laga sameeyay maalinta qaaxada oo loo kala jabay dhaqaatiir iyo kalkaaliyeyaal. Waxa jilaya Sooraan iyo qaar...
Sanca--Xalay ayay ahayd markii diyaaradaha Sucuudigu ay weerar ku qaadeen xero qoxooti ah oo ku taal xadka Yaman iyo Sucuudiga...
Abuja--Doorashadii dalka musuqa badan ee Nayjeeriya ayaa lagu kala baxay iyadoo tirada ugu cod badan ee doorashada uu ku guuleystay...
Hargeysa--Xaajiga ugu weyn beesha dhexe ee la ogyahay Xaji Cabdi Waraabe ayaa fariin calaacala u diray dawlada Somaliya kadib markii...
Boorama--Marxuun Maxamed Barkhad Miigane oo shalay si lama filaana u geeriyooday ayaa maanta aas aan loo kala hadhin loogu sameeyay...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Axmed Cabdullahi Xadi oo aabahood suldaan...
Istanbul--Turkiga ayaa korontadu ka go'dey dalka badankiisa taasoo keentay in waxkasta istaagaan. Masuuliyiinta Turkiga ayaa qabtey shuir deg dega iyagoo...
Nayroobi--Ciidamada Booliska Kiiniya ayaa xabsiga dhigay nin lagu tuhmayo inuu ka dambeeyay dilkii wadaadka sh Maxamed Idris oo lagu toogtey Mombasa xilli...
Muqdisho--Madaxtooyada Somaliya ayaa ka jawaabtey warar sheegaya in Sucuudigu isticmaali doono hawada Somaliya si uu weeraro gardaro ah uga gaysto...
Boorama--Shirkada korontada ee Boorama ayaa shaqaalaheeda uga farxisey agab cusub oo ay shaqadooda ku gutaan. Qalabka iyo direyskan cusub ayaa...
Boorama--Beelaha Habar Muuse oo la yiri waa dhowr beelood oo isku jira ayaa suldaan guud ku doortey Boorama isla berina...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun agaasimaha isbitaalka Xayaad ee Camuud Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa iyo dhamaan dhakhaatiirta...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun gudoomiyaha guud ee beelaha Samaroon ee Ingiriiska Xaaji Maxamed Xuseen Siciid iyo C/qaadir Sh...
Waa qaybtii labaad bandhigii xadaarada reer Adal oo buugaag ka mida lagu soo bandhigey. Qaybtan labaad ayaa ah hadaladii inta...
Laascaanood--Gudoomiyaha Siilaanyo ugu magacaaban degmada Laascaanood ayaa ka hadlay halka hamigiidsu jiro isagoo ciyaar kubadeed oo Xudun qaaday ku tilmaamey...
Muqdisho--Siyaasiga reer Woqooyiga ah ee Ismaaciil Hure Buubaa ayaa arin dhiirigelin ah u sheegay u sheegasy Xasan Sheekh oo hadda...
Washington--Saylici ayaa dalxiis ku maraya gobolo ka tirsan Maraykanka waxase loo qabtey xaflad uu ka hadlo halkaas oo dadku ka...
Boorama--Talaalka cudurka dabaysha ayaa si rasmi ah uga bilaaban doona gobolka Awdal halkaas oo caruurta la siin doono laba dhibcood...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabadii uu ka...