Doorashadii Nayjeeriya oo muslimiinta dib ugu soo celisay xukunka dalka oo ay muddo ka maqnaayeen
Abuja–Doorashadii dalka musuqa badan ee Nayjeeriya ayaa lagu kala baxay iyadoo tirada ugu cod badan ee doorashada uu ku guuleystay madaxweynihii hore ee dalkaasi. Muslimiinta dalkaasi ayaa si weyjh ugu soo baxay doorashadan iyadoo madaxweynaha hadda haya xukunka uu ka dhaxley madaxweyne muslim ah oo kursiga ku dhintey.
Madaxweynaha hadda ayaa diidey inuu ka dego xukunka markii uu dhamaystey teeramkiisii waxayse Muslimiintu ogolaadeen inuu sii hayo.
Madaxweynaha hadda guuleystay Maxamed Buhari ayaa sanadihii hore looga helay si dirqiya iyadoo dawladaha reer galbeedka qaarkood walwal muujiyeen markey arkeen xawliga uu ku socdo madaxweynuhu oo diidey inuu la kulmo argagixisada.
Madaxweyne Jonathan ayaa qirtey guuldaro una hambalyeeyay madaxweynaha cusub Maxamed Buxaari oo lagu yaqaaney kala dambeyn xilligii uu xukunka hayay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
August, 6, 2022
Wasiirka arimaha dibedda Ruushka Sergeey Lafroof ayaa u ...
August, 6, 2022
Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ...
August, 6, 2022
Dawlada Itoobiya oo sidii Cabi Axmed ugu guulaystay ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...