Warbaahinta Sucuudiga ayaa ku waramay in waardiye midi lagu weeraray safaarada Faransiiska oo uu soo gaaray dhaawac aan weynayn. Waxay...
Maxaa cusub
Somaliya waa dal gumeysi ku jira inkastoo aan leenahay madax. Madaxda dalka aan u dooranaa tayada ay leeyihiin ayaa aad...
Waxa maanta dunida Muslimka la xusayaa dhalashada xabiibkeena naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee oo taariikhyahanada badankooda isku raaceen inay...
Malaysiya ayaa u yeertay safiirka Faransiiska u jooga dalkooda si adagna ugala hadlay hadalkii jaahil Makroon uu ku difaacay xagjir...
Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay sababta shaqaalaha lo fasaxay maanta iyo maalinta beri oo khamiisa. Dawlada ayaan lahayn maalmo qaran...
Sucuudiga ayaa sheegay in hadda xaramku furan yahay oo ay iman karaan dadka aan deganay Sucuudiga. Wuxuu soo saaray aalad...
Banaanbaxyo aad u xoogan ayaa ka dhacay dalkaasi Bangaaladheesh halkaas oo kumanaan qof isugu soo baxeen daskaas oo ka cadhaysan...
Maraykanka ayaa ku hanjabay inuu weerari doono gantaalada ridada dheereeya ee Iiraan leedahay ee ay ka iibinayso Finansuweela oo la...
Waxa magaalada Burco ee gobolka Togdheer ka dhacay banaanbax aad loogu diidan yahay hadalkii jaahil Makroon ku aflagaadeeyay diinteena kuna...
Fanaaniinta iyo dadka waxgaradka ee Woqooyiga ayaa aad u cambaareeyay horjooge Muuse Biixi oo xabsiga u taxaabay fanaanka Qamar Suugaani...
Wadamada Muslimka badankooda xataa kuwa uu Faransiisku gumeysan jirey ee hoostiisa ilaa hadda ku nool ayaa isku raacay in aan...
Dalka Maraykanku curyaamin ku hayo ayaa soo saaray daawada Koroona oo aan haba yaraatee lahayn wax cuncuna ama ka soo...
Wasiirka maaliyada ee dawlada Somaliya ayaa war ka soo saaray miisaaniyada kulan uu maanta la yeeshay wasiirada cusub ee la...
Waxa kuu muuqata sida horjoogeyaasha kaaba qabiiladu kolba raadco ugu jiraan sidii ay shilimaad iyo inay meeleeyaan jufadooda hoose ay...
Maxkamada ciidamada ayaa xukuno kala duwan ku ridey dad fududeeyay weerarkii xabsiga Xamar halkaas oo dad la shaqaynaya argagixisada ay...
Waxa maanta banaanbax xoogleh uu ka dhacay magaalada Boosaaso halkaas oo dil foolxun oo laga argagaxay uu ka dhacay shalay...
Maxaad ku tilmaami lahayd nin wadan madax u ah oo aan fahansanayn xoriyada wax caabudka ulana dhaqmaya malaayiin Muslimiina sidan...
Wa dood looga hadlayo xaalka ay ku sugan yihiin gobolada Woqooyi. Aqoonyahanada dooda ka qayb galaya ayaa qaba in aan...
Waxa la helay meydka gabadh yar oo si laga argagaxay loogu diley xaafada Raf iyo Raaxo ee magaalada Boosaaso. Meydka...
Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in mustaqbalka dhici karto in Ruushka iyo Shiinaha ay noqdaan xulafo milatari haddase turubka kuma jirto....
Xagjir Taram ayaa sheegay in Suudaan ku biirtey kooxdiisa aqoonsatey Yuhuuda. Wuxuu ilaa hadda ka dhaadhicin waayay Sucuudiga inu dibedda...
Waxa dalkaasi Norway laga soo masaafurinayaa hooyo Somaliyeed oo wadata shan caruura kadib markii dacwadeeda laga helay wax isdaba marin....
Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe Cagjar oo ka hadlaayay shaqo abuurka iyo kaalinta jaamacadaha dalka ayaa is weydiiyay in jaamacado badan...
Hay'adda beeraha aduunka ayaa ka digtey Ayax tiro badan oo ah ugxantii sanadkii hore inuu ku soo wajahan yahay geeska...
Wasiirka maaliyada iyo dhaqaalaha ee dalkaasi Koofurta Kuuriya ayaa guri la'aani ku dhacday kadib markii sharci uu isagu dhigey ku...
Maamulkii Khaatumo ee uu ka tagey marxuun Cali Khaliif Galaydh ayaa ku baaqay inay qabanayan shir degdega oo ay uga...
Wadada isku xirta Ceerigaabno ilaa Ceel-daahir ee gobolka Bari ayaa la saaray daamirkii. Wadadan ayaa wada dhismaheeda ganacsatada deegaanka iyo...
Waxa magaalada Kismaayo ee Jubada hoose lagu soo bandhigey haweenay soo xaday ilmo yar oo waalidkood raadinaayay. Haweenaydan ayaa ka...
Siyaasiga reer Awdal Maxamed Faarax ayaa walaac xoogan ka muujiyay garaacii lagu bilaabay dadkii shacabka ahaa ee diiday inay u...
Dhacdo aad looga argagaxay ayaa ka dhacday dalkaasi Ciraaq qaasatan caasimada Baqdaad kadib markii hooyo xanaaqsan ay labadeeda caruura ku...