Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Way dhici kartaa mustaqbalka in Ruushka iyo Shiinuhu xulafo noqdaan: Buutin

Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in mustaqbalka dhici karto in Ruushka iyo Shiinaha ay noqdaan xulafo milatari haddase turubka kuma jirto. Madaxweynaha ayaa hadda madax u ah xulafo ay ku jiran 4 wadan oo Muslima iyo mid gaala.



Waxase xulafadaas gilgiley dagaalka u dhexeeya Asarbajaan iyo Armiiniya oo Ruushku si hoose u hubeynayo Armiiniya saldhigna ku leeyahay Armiiniya. Ciidanka Ruushka ayaa sidoo kale fadhiya xadka Turkiga iyo Armiiniya.

”Ruushku uma baahna xulafo uu la yeesho Shiinaha laakiin mala awaal ahaan waa wax dhici kara. Labada wadan ee aadka u xoogweyn ayaa wada gala layli milatari.



”Xiriirka Shiinaha iyo Ruushku wuxuu marayaa meel aad u saraysa, run ahaantiina waan iskaga dhow nahay dhinac kasta oo aan ahayn dhinaca milatariga keliya ayuu yiri Buutin.

Ruushka ayaa dhinaca milatariga ku horeeya halka Shiinuhu ku horeeyo dhinaca wax soo saarka oo hadda sancadiisu kor u dhaaftey taas Maraykanka.

Rasghiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...