Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa si adag uga hadlay ugaaska laga celiyay Awdal ee rasaasta lagala hortagay kadib...
Maxaa cusub
Dhaqaatiirta gobolka Dajistaan ee Ruushka ayaa hooyo ka soo saaray mas hal mitira. Waxaad aad uga naxaysaa sida maskani loo...
Hogamiyaha Iiraan ayaa sheegay in khiyaamada Imaaraadku ka galay Muslimiinta gobolka, Carabta iyo Falastiinta waa mid aan muddo sii jireyn...
Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi ayaa dibedda soo dhigey shirqoolkii loo maleegay ugaaska guud ee beelaha Samaroon Ugaas C/raxshiid oo dib...
Labada horjooge ee xaalku ku ciiray ee Axmed Madoobe oo Kiiniya wadato iyo Siciid Deni oo geesinimo mooday mucaaradnimada dawlada...
Ugaaska beelaha SAmaroon ayaa faahfaahiyay dhacdadii foosha xumayd ee dhuuni raacyada Samaroon ee u adeega beesha dhexe ay ku dili...
Wasiirka beeraha ee dawlada dhexe ayaa war fiican ka sheegay beeraha dalka iyo wax soo saarka. Wasiirka oo inta badan...
Afhayeenka xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun ayaa helay qoraal hanjabaada oo dil loogu hanjabayo isla markaana lagu sheegay in aan...
Raiisal wasaaraha Yuhuuda ayaa sheegay in Carabtu u soo kala ordayso xilli Taram u balan qaaday Imaaraadka in aanu khasaare...
Waa qayb xiise leh taxanaha sirta nolosha. Waxa is barasho isku bilaabay C/raxmaan iyo Muna oo wada laamiya sheekada iska...
Odayaasha beesha ayaa qaylo dhaan ka keenay Muuse Biixi o Hargeysa u diidey. ''Anaka Hargeysa waa leenahay ee waxa naloogu...
Dawlada Somaliya ayaa ku eedaysay xafiiska qaramada midoobey ee Muqdisho fadhiya inuu markasta wado mijoxaabin kana shaqeeyo sidey ku sii...
Daraad ayay ahayd markii ugaaska guud ee beelaha Samaroon ay dhuuni raacyada Samaroon rasaas kala hortageen kuna dhaawaceen wiil dhalinyaro...
Muwaadin ayaa si adag uga hadlay fadeexadii inyar oo dhuuniraaca ay u soo raaceen Muuse Biixi rasaasna kala hortageen ugaaska...
Haldoorka haweenka gobolka Awdal ayaa si adag uga hadlay fadeexadii ka dhacday gobolka kadib markii ugaaska loo adeegsaday oday dhaqameed...
Wasaarada difaaca ee Turkiga ayaa sheegtay inay hub tijaabin toosa bilaabi doonaan usbuuca soo socda, taas oo ka dhici doonta...
Waxay ahayd xalay markii nin miskiina oo Suuriyaana oo masaajid ku yaal Burco ka kacay dadkana wax weydiistey isagoo weliba...
War ay soo saareen horjoogeyaasha ka baqay inay doodooda ka sheegtaan shirkii Samareeb ee doorashada ayaa hadda leh waxaan u...
Xildhibaan hore oo ka tirsanaa dawlada Kiiniya laguna magacaabo Joon Mututho ayaa madaxweynaha Kiiniya u sheegay inuu sida Somaliya u...
Dhiigmiirad ka tirsan kooxda gaalaysa Muslimiinta ee shabaab ayaa isa soo dhiibey. Dhiigmiiradkan isa soo dhiibey ayaa intaanu isa soo...
Culimada gobolka Awdal ee ahlu sunna wal jamaaca ayaa ka qayliyay manhaj wahaabiya oo Muuse Biixi wasiirkiisu keenay. Manhajkan wahaabiya...
Maaha markii ugu horeysay ee gudoomiyaha Burco Muraad oo si jaahilnima ah oo qabyaaladeysan uga hadlay Boorama iyo Samaroon oo...
Sida ay qoreen warbaahinta Kiiniya, waxa magaalada Muqdisho yimi iskaashatada qaadka ee dalkaasi Kiiniya oo rabay in xayiraada laga qaado...
Waxa magaalada Garoowe ee maamulka Butlaan ka soo muuqdey todoba nin oo loo haysto kufsi iyo dil a kula kaceen...
Kiiniya ayaa dib u bilowdey derbiga dhulboobka ee ay ka wado xad beenaadka ujeedadu tahay kala qaybinta shacabka Somaliyeed ayadoo...
Dawlada Turkiga ayaa gawaadhi aan badneyn ku caawiyay qayb ka mida ciidanka oo loo yaqaan Gorgor. Ciidankan oo aad u...
Xildhibaanada ka soo jeeda gobolada Awdal, Sanaag iyo Sool ayaa Muuse Biixi uga digey inuu iska indhatito awood qaybsiga isagoo...
Waxa caadiyana in diyaarada Turkiga ay ka duusho garoonka Muqdisho abaare 10:30 subaxnimo laakiin tasi ma dhicin maanta oo waxay...
Waxa maanta ku burburtey dalkaasi saliida badan haysta ee Koofurta Suudaan diyaarad sida cunto iyo lacag. Lacagta ay sidey ayaa...
Maxkamad ku taal magaalada Baydhabo ayaa ku xukuntey 5 shano xadhiga nin kufsaday gabar yar oo 5 jira. Waxase xukunkaa...