Kiiniya oo loo sheegay inay Somaliya ka barato maxkamadeynta musuqa
Xildhibaan hore oo ka tirsanaa dawlada Kiiniya laguna magacaabo Joon Mututho ayaa madaxweynaha Kiiniya u sheegay inuu sida Somaliya u maxkamadeeya dadka ku kacay musuqa ee fadgiya dawlada.
Waxa uu tusaale u soo qaatay sida maxkamada gobolka Banaadir xukuno ugu riday agaasimayaal musuq maasuqay ku sameeyay lacago iyo agab caafimaad. ”Waxaan is weydiinayaa maxaa sida Somaliya looga wax looga baran waayay ayuu yiri Joon.
Waxaan ku baaqayaa in la maxkamdeyo dadka musuqaya agabyada caafimaadka iyo dhaqaalaha kale ee lagula tacaalayo cudurka Koroona.
”Ceeb maaha haddii aanad aqoon sida loo baaro tuugada noocana ay Somaliya weydiisato inay ka caawiso ayuu yiri Joon. Waxay Somaliya na bartey sida loo xiro oo loo maxkamadeeyo dadka dhacaya agabka caafimaadka iyo kuwa kale.
”La hadal madaxweynaha Somaliya Farmajo oo weydiiso kaalmo la xiriira arintan.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...