Ayadoo wadamada aduunka badankooda bilaabeen inay dabciyaan xanibaadaha ay saareen dadkooda si loo yareeyo faafida cudurka Kooro, ayaa ururka caafimaadka...
Maxaa cusub
Waa qayb kake oo xiise leh taxanaha dhaqan miyo iyo dhal magaalo. Iskufilan oo laga rabo inuu mag bixiyo kadib...
Dawlada Somaliya ayaa shaacisay bixinta laysanada xidhmooyinka saliida dalka si loo soo saaro saliidaas oo isugu jirta batrool iyo gaas...
Waxa duleedka Xiingalool ee gobolka Sanaag lagu aasay laba caruura oo midi yahay 5 jir ka kalana yahay 7 jir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan dhiiri gelin ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee dalka, baahiyaha...
Haweenaydii Talyaaniga ahayd ee ka dhooftey Muqdisho kadib markii la soo furtey ayaa mujrimiinta shabaab sheegteen inay madax furasho ka...
Dhalinta reer Awdal qaar ka mida ayaa Muuse Biixi digniin u direy sheegayna inay soo afjari doonto in kolba qofka...
Afhayeenkii madaxweynaha Ruushka iyo xaaskiisa ayaa laga helay cudurka Kooro. Ruug cadaa Dimity Peskov oo jagada afhayeenka madaxweynaha soo hayay...
Wa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Kadib markii ay ku dhaceen Hibaaq iyo Ceegaag ayaa waxa dhexgalay...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu digniin adag u diray Hay’adaha samafal ku sheega ee ka...
Ciidanka badda ee Iiraan ayaa sheegay in shil gantaal ay ku dhinteen 19 shaqaale markab halka 15 kalana ku dhaawacmeen...
Kadib markuu cidlada dhigey kumanaan Soomaali ah oo nolol ka heli qaadka ayaa horjoogaha mamulka Somalilaan amray in hantida shacabka...
Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Jaajuumow oo jacaylkiisa keenaya guriga rabana inay si...
Kadib roob xooganaa oo ka da'ay Muqdisho ayaa waxa dadku sheegayaan inuu sababay in guri ka mida kuwa qadiimiga uu...
Ciidamada Somalida iyo kuwa Turkiga ayaa iska kaashaday haweenay Talyaani ah oo markii hore laga soo afduubey Kiiniya laakiin maanta...
Wasiirada caafimaadka dawlada dhexe ee Somaliya ayaa oo warbixinteedii maalinlaha ahayd soo gudbisay ayaa sheegtay in tiro aad u badan...
Danjire Cabdiqani Maxamed Wacays ayaa ku geeriyooday magaalada Kuwayd ee dalkaasi Kuwayd. Danjiraha ayaa la sheegay inuu u dhintey xanuunka...
Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Hibaaq oo u yeedhinaysa lacagta meherka ooy ay...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa qarxiyay in dad dano gaara leh ay barakicinayaan shacabka magaalada, xilli uu sheegay in goobo aan...
Waxa shalay shacab ku dhaqan magaalada Muqdisho ay qabteen argagixis dhiigmiirato oo toogtey askari booliisa kadibna isku dayay inuu baxsado...
Siyaasiga fashilmey ee Summa wala(Sheekh Shariif) oo sheegay inuu dawlada Xamar ka saarayo aya hadda isku bedelay afhayeen u hadla...
Wahaabiyada Imaaraadka ee ku talojirta in Somaliya lahaanin dawlad adag oo dhisanta ayaa markale gargaar siyaasadeysan ka dejisay Butlaan. Doorkan...
Waxa hadda muddo bila laga joogaa markii webiga Jubba uu fatahaad xoogleh Keenay deegaanada Ku dhegan biyaha " Adeer ilaa...
Waa qayb kale oo xiise taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Hibaaq iyo Ceegaag oo loo raadinayo hook aroos loogu...
Waxa is casilay talyihii booliiska magaalada Dhuusamareeb kadib markii rag argagixiso ah oo uu soo xidhey uu ooda ka qaaday...
Afhayeen u hadlay maamulka Somalilaan ayaa sheegay in tirada dadka laga helay cudurka Kooro uu sii kordhayo. Shalay ayay ahayd...
Waxa soo baxaya warar dheeraada oo ku saabsan diyaarada Kiiniya ka diiwaan gashan oo usbuucii hore lagu soo ridey magaalada...
Jaajuumow oo xoojiyay xiriirka uu la leeyahay jacaylkiisa cusub. Ma iska diraa si aan fursad isugu helno. Waa qayb kale...
Webiga Shabeele ayaa saacadihii u dambeeyay keenay biyo farabadan deegaano horleh oo ka tirsan gobolka Shabeelaha dhexe. Deegaanada laga barakacay...
Sida uu qorey wargeys ka soo baxa dalkaasi Maraykanka oo soo xigtey masuuliyiin ka tirsan dawlada dalkaasi ayaa sheegay in...