Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe waxa kibriyay Xasan Sheekh. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey ayaa ku qarxiyay Cabdiwelli Gaas iyo...
Warar xiise leh
Mandheera ayaa martigelinaysa todobaadka dhaqanka Somalida. Waxa magaalada Mandheere ee Woqooyi Bari Kiiniya ka socota isku diyaarinta maalunta dhaqanka ummada...
Madaxweyne Farmaajo ayaa geedwalba ka xirey horjoogeyaasha qasayay dalka. Madaxweynaha oo si weyn uga hadlay xagga nabadu ku luntey ayaa...
Muuse Biixi waa ku dhici waayay inuu Badhan tago. Xildhibaan Bulqaas ayaa qarxiyay inuu Muuse Biixi ka dici waayay inuu...
Dr C/raxmaan Beyle ayaa wado cad ku ridey xildhibaano mucaarada oo si kuturi kuteen oo aqoon iyo cilmi ku jirin...
Liiska basaasiin u shaqayn jirey xukunkii Tigreega ee Itoobiya uu ku lahaa Somaliland. Siyaasiintan oo qaarkood ku jiraan maamulka Muuse...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi muxuu ka yiri socdaalka Muuse Biixi iyo shirka beelaha Direed ee dawlada Somali galbeed oo baryahan...
Ciidanka oo lugaynaayay saacado ayagoon wadan gaarida Amisom la siiyay ayaa argagixisada ka xoreeyay deegaanka Dhanaane ee gobolka Sh Shoose...
Somaliland lama wada laha ee hala wada yeesho. Aqoonyahan C/rashiid Cabdi JaamacAqoonyahan C/rashiid Cabdi Jaamac ayaa daboolka ka qaaday dareenka...
Somaliland la wada leeyahay ma jirtee xildhibaanada Awdal haka soo dareeraan Hargeysa. Waa hadalkii marwo Rooda Nuur Cali oo si...
Dabley lagu daba jirey oo dadka dhib badan ku haayay ayaa lagu qabtey Muqdisho. Labadan mooryaan ayaa sharaf moodey dadka...
Jeneraal Caare ayaa soo dhaweeyay ku xigeenkiisa jeneraal Baaxad. Waad arki doontaan Muuse Biixi oo guriga loogu daatey, wuxuu yaqaan...
Shacabka Muqdisho iyo ummada Somaliyeed oo u istaagey xasuuuqii kooxda gaalaynta Muslimiintu u gaysatey dadkeena maanta oo kale sanadkii hore...
Erduqan ayaa dalbadey in Sucuudigu cadeeyo halka uu ku dambeeyay suxufi Khasooqi oo ilaa hadda la cadeeyay in suxufigaasi lug...
Maxaa keenay fashilka ku yimi ictiraafkii Somaliland raadin jirtey oo hadda ay sheegeen inay diyaar u yihiin inay soo raacaan...
Dhalinyaro diley horjooge ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab. Waa arin ugub ah waayo dhagaha ummada Somaliyeed ee Muslimka...
Dawlada Qadar ayaa duurjoog ka dhoofinaysa Somaliya iyo nooca ay tahay. Waxa jira xiriir fiican oo u dhexeeya dawlada yar...
Hay'addaha dibedda xafiisyada ku leh oo dalka laga madnuuci doono haddii ayna dalka ka furan xafiisyo ay ku shaqo galaan....
Ruushka ayaa Siiriya ka iibiyay gantaalo ay Yuhuuda iyo Maraykanku kaga googoosan doonaan inay dib dambe u weeraraan hawada Siiriya....
Barnamijka Sooyaal oo xiisa gaara leh waxa daadihinaya suxufiga Faysal Abroone. Waxa doorkan uu ku lafogurayaa waxyaabo badan oo aad...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamey shirkii Kismaayo ku dhexmaray madaxda maamul goboleedyada oo ay dawlada...
Sarkaalka ciidamada Amisom ayaa isna ka naxay argagixisada masjid dhexdii ku dishey askari booliisa oo sujuudsan. Wuxuu is weydiiyay diinta...
Puntland ayaa sheegtay in Sucuudigu soo celiyay xoolo aan cudur lagu ogeyn. Masuuliyiin hadlay ayaa sheegay inay ka xun yihiin...
Been yaan laydiin sheegin boqolaal ayaa inooga dhintey Tukaraq dhaawacuna ka sii badan sii socod daaye dibaa laynoo soo celin....
Abiy Axmed ayaa war ka soo saaray rabshadaha ka dhacay Ismaamulka Somalida halkaas oo aan ilaa hadda la ogeyn khasaaraha...
Haween caruurtooda kala cararay argagixisada ayaa argagixisadu qabatey kadibna xireen. Wararka ayaa sheegaya in odayaasha Xarardheere wadaan dadaal ay argagixisada...
Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo sujuudsan ayaa maanta la khaarajay. Kaamarooyinka wax duuba ayaa argagixisadan oo isla...
Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya ayaa akhriyay liistada wasiiro iyo wasiir ku xigeeno buuxiyay boosaskii hore u banaanaa ee siyaabo kala...
Somaliland waxay la shaqaysaa Shabaab waxana cadayn u ah Buuhoodle. Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa dhinaca kale kabaha la dulmaray...
Denmark ayaa mamnuucdey weji qariska ama indha shareerka oo ay inta badan dhaqan u tahay haweenka Carabta ee Khaliijka. Dhaqankaas...