06/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi waa ku dhici waayay inuu tago Badhan : xildhibaan Bulqaas

Muuse Biixi waa ku dhici waayay inuu Badhan tago. Xildhibaan Bulqaas ayaa qarxiyay inuu Muuse Biixi ka dici waayay inuu cagaha geliyo Badhan. Somaliland ayaa sheegata gobolka Sanaag oo wada dhan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5mKExrZmnLA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS