Warar xiise leh
Magaalada BanjaLuka ee dalkaasi Boosniya ayaa maanta dib looga furey masaajid caan ahaa oo Turkigu ka dhiseen halkaas qarniyo kahor...
Wuxuu yiri wasiir duulista hawadu waxaan u soo joogney guryo ay ku jiraan wasiiro ku dhow Siilaanyo iyo kuwo kale...
Kooxo bistoolado ku hubeysnaa ayaa saaka weerar ku qaaday Laba gabdhood oo walaalo ah oo ku sii jeeday Iskuul xilli...
Waxa si quruxbadan ku dhamaatey wanqalkii degmada cusub ee Dharwanaaje oo xarun u noqonaysa deegaanada Harawo ee ismaamulka Somalida Itoobiya....
Dadka gaajo ka cararka ah ee doonaya in ay galaan wadamada Yurub ayaa bilaabay farsamooyin cusub ay ku doonayaan in...
Mulkiilaha huteel Millinium Seef Aw Jaamac Fadan ayaa hambalyo u direy madaxweynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya mudane Cabdi Maxamuud Cumar...
War naxdinleh ayaa ka imanaya deegaanada Giriyaadka halkaas oo hooyo hore u dhimatey uu waraabe ku cunay. Waxa daraad la...
Raiisal Wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa qarxiyay in dawladiisu la shaqayso wasaaradaha maamul goboleedyada oo dhan oo...
Waa qiso cajiiba oo dhexmartey laba nin oo dhul kala iibsaday labaduna ayna ahayn reera aduun ama dad jecel boobka...
Suldaan Cune ayaa ka hadlay weerarkii argagixisadu adeegsatay caruurta ee ay ku jabeen ee ay ku soo qaadeen Puntland. Suldaan...
Maamulka Puntland ay Shaacisay in ay soo afjartay Wajiga 1-aad ee hawlgalka Suuj Ciidamada Puntland ayaa Kooxda Argagixisada ah ee...
Dadweynaha xaafada Shaylaha ama Gaandhi ee Hargeysa ayaa qaylo dheer ka soo saarey bir Somtel ka taagtey xaafada dhexdeeda oo...
Waxa aduunka Muslimku ka argagaxay dhiigii ay daadiyeen kuwa xalaashadey dhiiga iyo maalka Muslimiinta oo ah waxa kaliya ee diinteena...
Shirkii ka socday Turkiga ee loo qabto Somalida ayaa la af-meeray waxana wataysi bixiyay madaxweynaha Somaliya oo la waydiiyay suaalo...
Kadib markii madaxweynaha Somaliland uu magacaabay guddi ictirtaaf raadina ayaa dadweynaha gobolka Awdal ka dhiibteen fikirkooda sheegeena in ayna isku...
Shaqaalihii ka badbaadey weerarkii Sabawanaag (AWDAL) ayaa markii u horeeyay ka hadlay sida loo xasuuqi gaaray iyagoo sheegay in ay...
Nasro Daahir Abuukar waxay ka mid aheyd dadkii kusugnaa meesha weerarka xilliga uu dhacayey. Waxay sheegtay inay wada fadhiyeen Maqaaxida...
Sheekh Aadan Siiro ayaa si xun u tabey madaxweynihii u dambeeyay Jamhuuriyada Allaa yarxamu Siyaad Barre wuxuuna sheekhu sheegay in...
Suldaanka Siilaanyo Boqor burmadow ayaa Cali Warancade afka goostey kadib markii uu wax ka sheegasy baasaboor Somaliga waxa dhinaca kale...
C/qaadir Daahir Muuse waxa uu muddo Tobaneeyo sanno ah ku noolaa dalka Kamboodhiya, isagoo ku nool Lacag Yar oo ay...
Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Cali Gurey ayaa isagu jeclaystey in baasaboor Somaliga dhuumasho lagu qaato oo lagu...
Kadib markii dhawaan uu maamulka Somaliland soo aaray amaro dadka Ka Soo Jeeda Koofurta Soomaliya looga saaray Gobolada Waqooyi ayaa...
Masuul ka tirsan murtuulayaasha gobolka Awdal ayaa canaan kulul u jeediyay C/raxmaan Saylici.. Isku reer ayaan nahay bal kaliya ha...
Shir jaraaid oo ay qabteen Oromada degan Burco ayay kaga hadleen in ay suuqa dhexmari kari waayeen amaankoodiina khalkhal galay...
ARAG Siilaanyo war meel aan cidi ictiraafsanayn macdan lagama soo saari karo: sun ayaa lagu shubayaa
Axmed Siilaanyo ayaa xilligii uu kursiga ka tuurayay Daahir Rayaale cadeeyay in meel aan la ictiraafsanayn macdan laga soo saari...
Dhacdo naxdinleh ayaa reer Burco ku waabariisteen kadib sida ay sheegeen in neef xoola ah loo cunay si aan hore...
Ilaa iyo intii daraad ay soo baxeen in nin Somali ah noqdey kii ugu horeeyay ee lagu casuumo aqalka cad...