X

Madaxdii ku shirey Kismaayo waxay muteysan karaan in xabsiga loo taxaabo: MAQAL aqoonyahan

Madaxdii ku shirey Kismaayo waxay muteysan karaan in xabsiga loo taxaabo waxa sidaas qaba aqoonyahan ku takhasusey arimaha hanaanka dawladnimada iyo maamulka. Wuxuuna tilmaamey sababta ay ku muteysan karaan maxkamad.


Aqoonyahan C/raxmaan C/llaahi Dubad oo sheegay inay madaxda maamul goboleedyada ayna xiriirka u jari Karin dawlada dhexe maadaama ay hadda ku dhawaaqeena ay tahay in warqad qabasho loo soo jaro.


Lama filayo in dawlada dhexe warqad qabasho ah u soo jarto tusaale ahaan Axmed Madoobe oo ciidamo Kiiniyaana la joogaan Kismaayo inkastoo kuwa kale la qaban karo, si kasta oo ay isku dayaan inay dhiig daadiyaan ayagoo adeegsanaya inyar oo ku hoos nool.

Hoos ka dhegeyso aqoonyahan C/raxmaan Dubad

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.