X

Cid haddii la tarxiilayo waa adi Muuse Biixiya: Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa kabaha la dulmaray horjooge Muuse Biixi. Haddii cid la tarxiilayo waa adi in lagu tarxiilaa ayuu yiri Cali Faarax kadib bililiqaysi loo gaystey shacabkii ku noolaa Laascaanood. Wuxuu dhinaca kale fariin u direy reer Sool.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.