22/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cida ka imanaysa dawlada Somaliya anagaa dooranayna wax la aqbali karayo maaha:Prof Galaydh+MUUQAAL

WP_20150302_005Muqdisho–Madaxweynaha Khaatumo State Prof Galaydh oo dagaalka kaga jira Muqdisho ayaa sheegay in ay qalad tahay in SNM xulato cida ka imanaysa dawlada Somaliya. ”Anagaa dooranayna cida ka imanaysa matalaysana dawlada Somaliya waa qalad aan la aqbali karayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS