Istanbul–Wadahadaladii u dhexeeyay dawlada Somaliya iyo maamulka Hareysa oo lagu kala tagey kadib markii SNM soo faragelisay cida ka imanaysa dawlada Somaliya. Waan ku kala tagney kadib kadib markii SNM fadhiisan wayday wadahadalka ayaa lagu soo saaray warsaxaafadeed.
Rajada SNM ee istus saxaafadeed ayaa ku xirnay wadahadalka uu u waday Xasan Sheekh hadase way soo gabagabowday kadib markuu ku fahmay sheeko aan soconayn oo ah aan doorano cida aan rabno.
Waxaa nasiib darra ah in wafdiga kasocda walaalaheen Somaliland oo ku sugan Istanbul, islaHoteelka uushirku kadhici lahaa uuku guuldarreystay in uusoofariisto madasha wadahadalka, isagaoo la soobaxay shuruurdo la xiriira dadka dhinaca Soomaaliya matalikara.
Labadhinac oo wadahadlaya midkoodna xaqumalaha in uu midka kale u yeeriyo cidda ay tahay in ay matasho.
Arrintaasi waxay xadgudub ku tahay heshiisyadii hore loo gaaray iyo habdhaqanka caalamiga ah ee wadaxaajoodka.
Talaabada xigta ayaa laga filayaa in dawlada Ingiriisku cadaadis ku saarto Xasan Sheekh in sida SNM rabto loo yeelo oo ay iyadu higaadiso cida dawlada Somaliya u matasha. Waxaa halkaa ku lumay rajo ay lahayd SNM oo ah in ay ictiraf ka hesho dawlada Somaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS