Beledweyne-Araabinews–Ciidamada Jabuuti iyo kuwa Itoobiya ayaa la lakala dhex dhigey labada beeleed ee Hawiye iyo Dir oo dagaal ku dhexmaray magaalada.
Taliyaasha ciidamada AMISOM ayaa waxa ay kulamo la yeesheen waxgaradka iyo duqeyda dhaqanka labada beelood iyagoo ka codsaday in dagaalka la joojiyo isla markaana wax walba wadahadal lagu dhameeyo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![ciidamo-beledweyne-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/ciidamo-beledweyne-11.jpg)
![ciidamo-beledweyne-3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/ciidamo-beledweyne-31.jpg)
![ciidamo-beledweyne-6[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/ciidamo-beledweyne-61.jpg)
![ciidamo-beledweyne-7[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/ciidamo-beledweyne-71.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay