Siilaanyo oo badhasaab cusub oo beeshiisa ah u shaqo keenay gobolka Awdal kana soo bedelay Sanaag soke
Hargeysa-Araabinews–Siilaanyo ayaa gobolka Awdal keensaday basaas cusub oo SNM ah laguna magacaabo Maxamud Cali Saleebaan (Rubaax) oo ka mida kuwa sida xun u difaaca.
Badhasaabkan Siilaanyo keensaday Boorama ayaa ku magacaabnaa gudoomiyaha Sanaag inta SNM joogto wuxuuna ku guuldaraystay in uu wax qabto ama isku soo jido nabad ahaan shacabka Sanaag u badan.
Dhinaca kacdoonka wax uu ka qaban karo ayaa iska yar wuxuuse yahay basaas weyn oo hadda haysta lacag xoogleh oo uu u qaybiyo masaakiinta ku agwareegsan ee bilaa camalka ah.
Badhasaabkii hore ayaa lafahiisa u qabay kadibna go,aansaday in uu is casilo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...