Ciidamada Komaandoosta Austareeliya oo soo afjaray nin argagixiso ah oo maqaaxi ku xidhey dad shacaba
Sydney 15 Dec 2014–Ciidamada sida xooga ah u tababaran ayaa soo afjaray nin u dhashay dalkaasi Iiraan oo dad maqaaxi ka shaahaynaya ku afduubey bartamaha magaalada Sydney. Ciidanka ayaa xoog ku galay xarunta maqaaxida kadib markii la maqley qarax aan la garanayn oo ka dhacay maqaaxida dhexdeeda.
Ilaa hadda lama sheegin in cid wax ku noqotey waxase baxsaday dadkii ku jirey goobta. Waxa la arkayay dadkii maqaaxida oo orod kaga baxaya kadib markii meesha ay ku jireen in ka badan sided iyo toban saacadood.
Booliiska ayaa sheegay in ay ogyihiin ninkan is magacaabay oo ay hore u xidheen hadana uu ku joogey magaalada dabiin markii lagu helay falal argagixiso.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...