08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidamo horleh oo beesha dhexe ku soo daad gureysay degmada Boon ee gobolka Awdal iyo baadhid xun oo dadka lagu hayo

images[9]Boon 08 Jan 2015–Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boon ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in ciidamo farabadan oo ka socda beesha dhexe la geeyay deegaankaasi iyagoo ka cabsi qaba in kacdoonku la wareego. Ciidanka ayaa baadhid xun ku haya dadka soo galaya iyo hareeraha magaalada iyagoo dadka kala degaya baabuurta.

Kacdoonka reer Adal ayaa wali is diyaarin ku jira iyagoo ka fiirsanaya talaabada ay ka qaadayaan ciidankan soo qaldamay ee ku soo duulay dhul aan ka mid ahayn.

Kacdoonka reer Adal ayaa awood u leh in ay kala gooyan gurmadka beesha dhexe inta jooga gobolkana ku qasbaan inay is dhiibaan.

Hubka SNM la tagtey ayaa u badan hub bari hore laga ururiyaySamaroonka oo lagu xereeyay xeryo SNM ku leedahay Hargeysa.

La soco wixii warara e ka soo kordha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS