Ciidamo ka hortagay laba qarax oo khatara ayaa abaal marin la gudoonsiiyay. Ciidankan ayaa fadhiyay laba bar xanibaad oo ku yaal Muqdisho.
Wasiirka amniga oo booqdey goob lagu bixinayay mishaharka auyaa sheegay inuu ku faraxsan yahay sida wanaagsan ee ay u socoto mishahar bixintu.
Dawlada ayaa tababar u soo xirtey xirmo ciidan booliisa oo loogu talogalay cashuur ururinta.
“Waxaan maanta kormeer ku tagey Xarumaha ay ka socdaan Bixinta Mushaaraadka Ciidanka NISA, iyadoo lagu tallaabsaday horumar ah in qaab casri ah loo bixiyo mushaarka ciidamada ayuu yiri Wasiirka”
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay