X

Ciidamo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed oo baacsi argagixiso wada: SAWIRO

Ciidamo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ayaa baacsi argagixiso ka wada deegaano hoosta maamulka laakiin ay argagixisadu dhibaato ku hayso dadka.



Wasiirka amniga maamulka KG ayaa ciidamada u sheegay in laga doonaayo in ay furaan Wadooyinka ay Go’doomiyeen argagixisada ee dadka ay ku xoogaan.



Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku hawlan sidii guluf xoogan loogu qaadi lahaa dhulka ay argagixisadu weli ku sugan tahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.