X

Qodobo aan dhamaystirneyn oo ka soo baxay shirka ONLF iyo dawlad deegaanka

Qodobo aan dhamaystirneyn ayaa ka soo baxay shirka ONLF iyo dawlad deegaanka Somalida Itoobiya oo uu hogaamiye madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar.



ONLF ayaa ah urur dhib ku haya Somalida ismaamulka ku nool. Qodobo ka soo baxay kulankoodii labada Maalin ka socdey Kiiniya ayaa soo gaaray ARAABINEWS kuwaas oo agaraya ilaa 5 Qodob oo kala ah.

1: Awood qaybsi .
2: Afti.
3: dib u Dajin.
4: mustqabalka Ururka.

Iyo maxaabiista

1:Qodobka Koobaad ee awood qaybsiga ONLF waxay Dalbatay In wasiiro Lasiiyo halka Ergada mateleysay ay dalbadeen in waqti lasiiyo si ay ula laabtaan  masuuliyiintooda.



2: aftida ONLF waxay Cod satay in wakhti Loo Cayimo Aftida Waxaana Lagu qanciyay in Habka Dastuuriga ah loo Maro ONLF-na Dastuurka way qaadatay Mana Jirto Illaa Hadda Muddo loo cayimay Aftida laakiin sida uu Dastuurku qabo Aftida waa Laqaadi Karaa.

3: Waxaa la isla qaatay In Dib u Dajin Loo sameeyo Dadkii ka barakacay dagaaladii dhacay eek u kala firdhisan aduunka dacaladiisa.

4:Mustqbalka Ururku in uu noqdo Urur Siyaasi ah oo xaq u yeelanaya wax kasta oo uu Urur Siyaasi ah leeyahay.



5:Dhammaan waxa leysku raacay in la siidaayo Maxaabiista lakala heysto.

Shirka ayaa welli socda oo aan la ogeyn xilliga uu dhamaanayo.

Maxamee Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.